Browsing Category

Sawirada

Sawirada Farmaajo maanta ciidda

Farmaajo oo la ciiday ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed. waxaa meesha ka muuqday ciidaan iyo arday badan Farmaajo oo ku maqanaa safar ayaa soo laabtay. sawirada salaadda ciidda maanta isaga iyo taliyeyaasha ciidan qalabka sida.

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida Sawirada waxay ku faafeen baraha bulshada. waxaa la sheegay in Farmaajo iyo Xaaskiisa ay ka qaybgaleen nadaafadda caasimadda dalka Itoobiya   Addis ababa . Waxaa ku jira sawirka RW Itoobiya Abiy…

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah. wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool  ee dalka UK. sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More