Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyo xabsi iyo qof caan ah ood hab siinayso
Su’aasha:
asc Wll waxaan kuriyooday anigoo lee dhahayo xabsi ayaad galeysaa sidoo kalena qof caan ahna hab ayaan siinaya markaa xabsiga usocday xabsiga maan arkin sidookalena magalin oo xabsiga waa galee oo kaliya leegu dhahay riyadana halkaas ku ekeyd.
Riyo xabsi iyo qof caan ah ood hab siinayso
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrin muhim ah aad ku mashquuli doonto shaqo ama waxbarasho ama guur, guud ahaan waa wax aad gacanta la gali doonto, xabsi toos ma aha waa wax ku reebaya oo noqon kara waxyaalaha aan soo sheegnay mid ka mid ah.
Tagged
Riyada Jeelka
,
Riyada Qof Caan Ah
,
Riyada Qoorgalinta
,
Riyada Salaanta
,
Riyada Xabsiga
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.