Waxaan ku riyooday anigoo ley dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024
Su'aasha:
Asc wll waxaan Ku riyooday anigoo ley Dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024 ka dibna waan soo Kacy
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal ama safar aad gali doonto sidoo kale cimri dheer iyo caafimaad inshaa Allaah, haka baqin…