Riyada magacyo digri iyo salli sida roob usoo da’aya

Riyada magacyo digri iyo salli sida rooba usoo da'aya

Su’aasha: Asc. Walal waxn ku riyoday aniga oo dirid kagan aniga iyo gabar roob aya imanaya waxaso da aya magacyo saliga nabiga swc subxana wal xamduliha wal llaa illaha walahu akbar hadane saliga nabiga ugu dan beyay si bara ayey u qor nayn wn ku so arday waxn qab saday allah meeshi dhan waey nuurtay […]

Gabar ku riyootay tartan quraan iyo xiritaan iyo dad xubnaha laga jarayo

Gabar ku riyootay tartan quraan iyo xiritaan iyo dad xubnaha laga jarayo

Su’aasha: Riyo ano waxan arkay ano tartan u galaya quran waxan aqriyay surah al fil almtara codmcn kadib waxan is arkay ano uxiran rux dumara ani iyo dadkale raga waxay goy neysey xubinta taranka waxay naheysatay maqas oo aad bey uqeyliyen mid markay jareyso xarigi wan iskafuray ruxi dadka dhibayay maqas kikuladhagay oo dhuunta ugajaray […]

Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen

Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen

Su’aasha: Qof xaasa oo kuriyotay labo wiil oo kadhashay ee la ishegay geeridoda halmar waxana u shegay niman eesan garen oo sharad cad sita aad u ilmeysay ooysay uooyday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay warar murugo xambaarsan lasoo gudboonaan doonaan gabadhaas murugtaas waxay sabab u noqonaya rafaadka reerka ama ninka, wayna dhici kartaa cagsi inay […]

Gabar xaas ah oo ku riyootay walalkeeda oo dhintay

Gabar xaas ah oo ku riyootay walalkeeda oo dhintay

Su’aasha: Asc gabar Xaas ah ayaa waxay ku riyootay Walalkeed oo dhintay iyadoo la leeyahay tacsi ayaa idin taal oo iyada iyo walaasheed ay ooynayaa sidoo kale suurada Walalkeed la tusinayo isaga oo meydkiisa La keenay. Jawaabta: Riyada walaalka dhimanaayo wax badan ayaa lagu fasiraa xaaladba xaaladda kale way ka duwan tahay, gabar xaas ah […]

Qofkii ku riyoodo asoo meel god ka qodaayo

Qofkii ku riyoodo asoo meel god ka qodaayo

Su’aasha: scw waxaa raba ina i fasirtan qofkii ku riyoodo asoo god ku qodaayo yaambo dhulkana wa meel cagaaran oo qaleel ah. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad  lacag ka raadin doonto meel fog ama adag oo shaqo aad heli doonto, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa in aad heli doonto arsaaq balaaran oo lacagna aad keedin […]

Riyada aabbaha oo laga difaacayo eey soo weeraraya

Riyada aabbaha oo laga difaacayo eey soo weerarya

Su’aasha: Asc bahda Daruur.com, riyo ayaan arkay waxayna ahayd sidatan: waxay ahayd wakhti habeenimo ah waxaanan joogay meel magalada kayara baxsan oo Cidlo ah, sidaan iskaga fadhiyay aya waxaan arkay aabahay oo soosocda meel aan aad iiga dheerayn kadib wuu fadhiistay isagoo xaajo gudanaya aniguna sheedda ayan kasoo fiirinayay, isagoo xaajadiisii ufadhiya aya waxa dhiniciisa […]

Riyada indhaha furmi waaya

Riyada indhaha furmi waaya

Riyada indhaha furmi waaya Su’aasha: Asc marar badan bishi laba Mar ama Sadax Mar ayaay igu dhahcda riyo ah inaan indhaha Kala furi waayo waliba daqiiqada ugu dambeyso ee hurdada riyadas ayada dhan daqiiqad madana waana markaan toosayo markaan indhaha iifurmaan horaan kaso toosa anoo neef tuurayo maxay noqon kartaa Asc. Jawaabta: Taas waxay tilmaamaysaa […]