Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo

Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo Riyada: Asc walal sual wataa Hadaa kuriyooto qofaad jeceshahay adoo waqti laqadanaayo ama isgursateen mexee kamac natahay riyadaas please isoo fasir Fasirka: Riyada waxay noqon kartaa mid naftaada ku sheekaysanayso, siiba qofka aad jeceshay waad ka fikirtaa riyana waad ku arki kartaa, riyooyinka noocan ah fasiraad ma laha […]
Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo baxdo maxaa keeno

Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo baxdo maxaa keeno Su’aasha: scw waxaa i dhibay neef hoos iga soo baxdo dhawaaq sida dhuusada loo maqlo gaar ahaan marka aan shaqo foorar qabanayo maxaa keno sidena loo daweyn karaa. Jawaabta: Naagaha qaar marka ay shaqo foorar ku qabanayaan aariyo ayaa ka gasho farjiga aariyadaas waxay usoo baxaysaa sida […]
Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Su’aasha: Riyo gacanteyda oo cad oo xaad badan oo aan xirayo qofna ileyahay ha xiirin ee daa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto shaqo adag oo nin loogu talagalay adigana waxaad rabtaa inaad ka baxdo dhibka shaqadaas, timaha xaadada ee gacanta haweenka marka lagu riyoodo waxaa lagu fasiraa dhibaato ama rafaad ama shaqo adag […]
Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Su’aasha: Riyo qof saxaradisa cunaya oolestay ilaa eey kadhamato Jawaabta: Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu xaaraan cuni doono, ama xoolo lasoo xaday ama qaab xaaraan ah lagu keenay, sidoo kale qofkaas wuxuu noqon doonaa qof dhuuni ah oo hunguri weyn oo lacag si kaste ku raadinayo, riyada waa digniin waxaa laga rabaa qofka […]
Riyada qofka oo duulaya mar diyaarad wax u eg marna gacmaha

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo wax diyaarad u eg saaran oo meel duurduur ah dul sabeynaya marne anoo gacmaheyga ku duulaya iifasira walaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad kor noqon doonto oo meel sare aad gaari doonto riyada duulimaadka waxay tilmaamaysaa awood iyo magac.
Waxaan ku riyoodey gabar guriga lagu dhalay oo hooyadey leh way dhimatay

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey walaalkey xaaskiisi oo horey ufurey oo gurigeena cunug ku dhaleysa kadib aan maqlaayo hooyadeey oo dhaheysa alla gabadha waa dhimatey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan mashaaakil iyo arrimo murug kuu keenaya arrimahaas waxay lasoo gudboonaan doonaan cidda Ilaahay khayr haka dhigo, waxayna u badan tahay […]
Riyo caajiib ah oo qiso xambaarsan

Su’aasha: Asc bahda daruur habayn ayaa waxaa ku riyooday wiil aanan aqoonin oo taleefan loo diraayo markii uu baxay wax yar ka dib mid aan is naqaano igu dhahay sxb labo taleefan ii soo iibi wiilkiina taleefanka ka soo qaad waa laga qaadanaayee aniga waxay ila ahayd inaan ahay qof laga cabsado waa baxay waa […]

