Waxaan ku riyooday Abiy Axmed oo dhar ciidan qaba
Su'aasha:
Àsc bahda daruuro wll waxan ku riyooday xalay anoo raysalwasaaraha Ethiopia oo dirays ciidan qaba hortiisa intaan istaagay ayaan ilahay baryay waxaana lahaaa ilahaow abeyi waxbuu rabaa anagana wax baan rabnaaye ilahow xornimo…