Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha Riyada: Waxn ku riyoday dibi igu soo ordayo kdb geesaha ka qabsana marka kdb melu igu tuura waaxa igu soo ordayo eyo badan oo igu qelinayo ey madow iyo ey gadudan adee igu qelinayan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato ay kusoo gaari doonto dhibaatadaasna waxaa sabab u noqonaya dad […]

Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

Su’aasha: Asc daruur waxan rabaa inaad ifasirtaan riyadan waxan ku riyooday ruuxbaa sac ii qabo igu dhahay kadib wuu iga tagay kadibna waxa dhacay sacii baa iga fakaday wana gaari waayay sidaasna wan kaga samray laba mar oo kala duwan ban ku riyooday . Jawab waafi ah ayan idinka sugaa insha Allah Jawaabta: Riyada lo’da […]

Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

Su’aasha: Asc ,waxaan arkay nin aqaano oo mar hore dhintay oo isiinayo No.telkiisa, waana qortay ,kadib wuxuu isiiyay shaah cadeys oo koob kale iga soo shubay macnaa wuu kala baray, anoo ku dhahaayo maya iska dhaaf asagana wuu iga diiday , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq inaad ku heli doonto si lama filaan […]

Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Su’aasha: Waxan ku riyooday waraabe dhurwaa waan arkaaya kadib waan ka leexanayaa … riyadas fasirkeena rawa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aad u xun oo si fiican u garanayo khiyaanada, waxaa kaloo lagu fasiri karaa naag aad u xun oo khiyaano badan, guud ahaan digniin ayay kuu tahay riyada noocan oo kale ah. Waxan Ku […]

Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh

Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh

Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh Riyada: Riyo Aragtida dayaxa iyo xidiga iskumel kamuqda oo eh midab gaduudan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xanaaq iyo caro iyo mashaakil inaad kala kulmi doonto dadka adiga kuu dhow qaraabada ama deriska, waxaad noqon doontaa sidoo kale qof caro badan oo xanaaqasn siiba marka dadkaas aad la joogto, […]

Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Su’aasha: scw riyada kutubta faraha badan oo guriga meel kasto ka yaal maxay tahay? Jawaabta: Riyada kitaabka ama kutubta faraha badan waxay tilmaamayaan aqoon iyo darajo sare qofka uu helayo sidoo kale kutubta waxay asataan u yihiin marka riyo lagu arko awood ama talis iyo xukun, guud ahaan riyada kutubta waa riyo aad u fiican.

Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay

Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay

Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay Riyada: scw maxaa lagu fasiraa qofka hadu riyo ku arko xaaska deriskiisa oo dharka iskadhigtay oo dabada kor u taagtagayso waxaa mesha ka soo muqda siilka oo timo badan leh oo aad moodo wax laga baqo sidi naag shuunka aan waligeda iska xiirin oo kale. Fasirka: Riyada waxay […]