Riyada qof safar ku jira dood iyo dagaal kadib gaarigii ka tagayo

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxaan kuriyooday anigoo safar galaya, boorsadaydii ayaan soo xidhxidhay waxanan imid shirkadii baabuurta laga raacayay tigidhkii ayaan goostay kadib gaadhiga ayaan fuulay waana wakhti habeenimo ah, gaadhigii markuu magaalada kabaxay ayuu jiidhay neef xoolo ah ,waxyar kadib dadkiu neefka lahaa aya nagusoo xoomay waan soo dagnay kadib dirwalkii iyo nin kamid ah […]
Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray

Su’aasha: Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray oo waxfican cun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa maalmahan soo socdo in dhibaato aad la murgi doonto oo kula soo gudboonanaysa, abtiga wuxuu tilmaamayaa marka riyo lagu arko xaalka qofka haddii uu dhibaataysan yahay saad sheegatay waa dhibaato iyo murugo adiga aad la kulmi doonto.
Riyada aabe oo guriga hortiisa ku tukanaya

Su’aasha: Asc waxan ku ku riyday sidan gurigaan soo galay guri wayn oo ganjeel waynleh buuna ahaa kolay gurigaas magaranayo hada lkn markaa guri an anagu lee nahaybuu ahaa baan leyahy wllkey ayaan waydiyay abo mee waxuu dhahahay salad buu tukanaya bananka markaa isagoo kanjeelka hortiisa oo banaka ah ku tukanayan arkay waxaana dhahahay maxaa […]
Riyada aabahay oo woo dhintay la dhahay hadana isagoo nool aan riyada ku dhex arkay

Su’aasha: Asc masuul sare xaalada kwrn war nio riyooyin badan aan ku riyooday ayaa jiray ee maalmahaan qoraalka ii bixi waayey marka masuul habeeno ka hor baan riyo ku arkay Aabahay oo la leeyahay waa dhintay hadana isla riyadii dhexdeeda aan ku arkay aabahay oo caafimaad qaba oo faraxsan walibana sheekeynaya markaas anigana lama filaan […]
Riyada ina abtiga oo safar ka imaanayo

Su’aasha: Asc wlalaha bahda daruuro ilahaya ha idin xiftiyo aakhiriyo aduunba aad baad naagu faa idaysaan khayr ilahay ha idinku abaamariyo Wll waxan xalay ku tiyooday wiiluu abtigay dhalay oo anagoo ciyaala isugu kaaya dabaysay mudo dheerna aana arag xidhiidhna malaihin lkn gaaris buu daganyahay markaa waxan ku riyooday isagoo xamar noogu yimid waxaa ila […]
Riyo istiin ban kusoo kacay markaasan biyabaxay ma dhib baa

Su’aasha: scw waa jiifay waxaan arkay riyo galmo iyo istiin anoo riyada ku jiro ayan soo kacay waxan arkay guska oo si xoog u taagan anoon taaban ayaa biyha iga baxay taas siigo ma la dhihi karaa dhibka siiga ay leeday miya n kala kulmaa Jawaabta: Siigo ma aha taas siigada waa inaad geedkaaga si […]
Riyada mas cunug kaa qaniinayo

Su’aasha: Asc walal waxan ahay hooyo single ah waxan ku riyooday anoo jidka marayo a waxan arka wax dhulka ku dugan oo bahal u eg waka lexana wiilkeyga aya wixi dhulka kasoo bixinayo wxey noqonayan 2 mas guriga ayuu noo kena masaski anaga dhan waka cabsanena waxan ku dhahaya naga bixi masaskan wuu iga didaya […]

