Waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya

Waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya

Su’aasha: Aac walal waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya ana aan goobta fadhiyo oo ayadu eey qasbeeso ee dhaheso 50 dollar kusiina asagana u diidayo wexey isku dayey walashey ineey xogto marku farjigoda is galo wilka cararayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in khilaaf idin soo gali doono adiga iyo familkaaga […]

Riyada nikaaxa waa dhacay iyadoo la leeyahay

Riyada nikaaxa waa dhacay iyadoo la leeyahay

Su’aasha: Riyada nikaaxa eey arkeyso qof marwa qof anangaren oo leh nikaaxi wadhacay iyo shiq aminaya qudbada nikaaxa kuli magaranayo dadka Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhacdo meelo badan laga maqlaayo inay ka dhacaysa meesha nikaaxu ka dhacay, dhacdadaas waxay noqon kartaa khayr iyo sharba.

Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin

Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin

Su’aasha: Asc dhamaan bahda daruur Salaan kadib Waxa aan raba inaa riyadan iifasirtaan Insha allah. Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin xata hoosgashi yar oo gacanta ku qarinaya cawrada si aan loo arkin geedka dhinacna meel aan ku gabado raadinaya Dadkuna ay agtayda joogaan qaarkood iska sheekaysanayaan Blse cid iijeedaaba ayna […]

Gabar 12 oo ku riyootay walaalkeeda waa hore dhintay

Gabar 12 oo ku riyootay walaalkeeda waa hore dhintay

Su’aasha: Asc bahda daruur wll gabar 12 jirta waxay kuriyota wllked saqiray dhalashadedi kahor o kawen waa imaday asago aamis sita baluga ookuyiri hooyo waxuqabo kadib wax ayuuw iladonay wanaigasoharay oo ilamasolaban. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuuu u imaan doono cida,  farxad iyo wanaag noloshooda la xiriira inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.

Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay

Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay

Su’aasha: Asc wll waxan raba in la igacawiyo waxankuriyoday ano babuur weyn saran oo baburku xoog usocdo oo xududka somalia dhaafay ayaan indhahana mara iga aadaneyd wana iskafedaye marada marka talaraba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad gali doonto safar dibadda ayaad aadi doontaa siday u badan tahay, baabuurka guud ahaan wuxuu tilmaamayaa socdaal iyo […]

Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan ku riyooday anigoo raba bac madow qashin inaa qashinka ku soo tuuro ayaa waxaan arkay labo eey oo yar yar ah mid madow ah iyo mid brown ah naag ayaana xarig ku haysay albaabka ayay taagnaayeen waxaan ka baqay inay I taabtaan albaabka markii aan sii xiraayay kii brownka ahaa […]

Riyada mas gacanta lagu haayo hadana aan dad cuneynin

Riyada mas gacanta lagu haayo hadana aan dad cuneynin

Su’aasha: Asc sxb sare seetahay xaaladaada maalmahaan websitekaa iga mashquulsanaayo si aan su aal kuu soo weydiiyaaba waayey nio ee waxaan rabay Hooyadey ayaa waxay ku riyootay riyo iyadoo mas gacanta ugu jira hadana maskaas iyada kama cabsaneyso madaxiisana waa yar yaryahay sidey iisheegtay marka maxaa lagu fasiri karaa baarakallaah Jawaabta: WCS waan kaa qaaday […]