Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Riyada:

ALLAH MAHADLEH
Asc WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KU KAAJAAYA SUULI UU XAAR KA BUUXO OO GUDAHOO DHAN AAD IYO AAD
LKN WAX URA AAN LAHAYN MUU URAYNIN
WAANKU KAADIYAY
ALLAH MAHADLEH

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo
Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto wixii murugo iyo walwal ku hayay, xaarka aan urka lahaynna wuxuu astaan u yahay hanti badan, maxaayeelay xaarka wuxuu ka dhashaa cuntada, waxaa la dhahaa qofka kaa cunto badan waa kaa xaar badan yahay.

Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo

The dream indicates that you will overcome whatever has been holding you back from sadness and worry, and odorless feces are a symbol of great wealth, because feces are produced from food, and it is said that the person who eats more than you is more filthy than you.

Leave a Reply