Riyada baabuurka guduudan maxay noqon
Su'aasha:
Waxaan rabaa in la ii fasiro qofkii riyo ku arko asoo fuulaya gaari guduud ah oo u eg tagsi laakin tagsina ahayn maxaa lagu fasir karaa.
Jawaabta:
Gaariga guduudan waxaa lagu fasiraa jacayl qofkii arko asoo fuulaya gaari…