Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo
Su'aasha:
Asc wllo xalay waxan riiyo ku arkay wiil aan saxiibo nahay iyo xaaskiisa oo isku dhacsan waxan leeyahay anigana ayaa heshiisiinaya oo arintoodda dhexgalay odayna ka noqonaya qilaafkooda waan dhamaynaya marka maxay noqon karta…