Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Su’aasha:

Asc wll maxay tahay hurdada dhexdeda waxn daremayey wax gacanta ijidanaya jidhka dhaba

waxn ka daremayey sidi qof dubaxinaya Culeys iyo ciriir gacanta uu xoog ijidayey

waxn ku dhawaqayey acuudu bilahi mina sheydani Rajim kadib wuu iga Fuqey hurdadii kaso kacay
Maxay noqon karta Jasakalaha

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya
Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Jawaabta:

Waa qarow shaydaanka sababayo, qarowga noocaas ah wuxuu qofka u imaanaa inta badan hurada subaxa kadib lagu laabto, qofka wuxuu dareemaa jirkiisa wax culus inay saaran yihiin ama gacanta ama lugaha asoo laga jiidayo, wuxuu u dareemaa si dhab ah, mararka qaar wuxuu soo toosaa asoo wadnaha garaacmaya, marka aad seexanayso adkaarta hurdada akhriso.

Qoraalladan waxay xiriir la leeyihiin su’aashaada ee akhriso:

 

It is a nightmare caused by the devil, this type of nightmare usually comes to a person after waking up in the morning,

the person feels that something is heavy on his body or that his arms or legs are being pulled, he feels it very much,

sometimes he wakes up with his heart pounding, when you are going to sleep, read about the difficulty of sleep.
These articles are related to your question, read:
Does Crying in Sleep Cause Illness
What Causes a Dream of Craving After Suhoor
What Causes Nightmares Every Night
Can I Read Difficulty Sleeping Where I Don’t Sleep
How Long Should I Read Difficulty Sleeping

Leave a Reply