Riyada salaada meel banaan oo wada dooga

Riyada salaada meel banaan oo wada dooga

Su’aasha: waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo ku tukanayo meel banaan oo cidlo ah oo wada dooga iyo dhir cagaan oo buuro yaryarle oo aad u qurux badan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso muraadkaaga, salaadda guud ahaan waa khayr iyo xaqiijinta ujeedooyinka, waa camalka ugu […]

Riyada anoo gabar afka ka dhunkanaya

Riyada anoo gabar afka ka dhunkanaya

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo ay iigu timid gabadh aan garanaya guri aanu jaar nahay anoo dagay oon hurdo ayay I toosisay waxaa ila hurday wiil aan adeer u ahay waan baray waxaan ku idhi gabadhani waa xaaskayga barasho wanaagsan iyadiina waxaan ka dhunkaday afka […]

Riyada adeerkay caano iyo lacag

Riyada adeerkay caano iyo lacag

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo adeerkayga kaliya een leeyahay kuwii kale way dhintene siinaya caano iyo lacag dhan $50 dollar isaguna uu aad ugu faraxay caanihiina wuucabayay isagoo aad u faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa bishaaro fiican, sidoo kale inaad gaari doonto danta […]

Riyada wiil yar oon dhalay

Riyada wiil yar oon dhalay

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo la ii dhalay wiil yar oo aad u qurux badan gabadh aan garanayo waxaan soo qaaday wiilkii yaraa oo xool dusha maro kaneeco kaga xidhan tahay iska iyo hoodiis anoo aad u faraxsan waxaan soo saaray gaadhigayga waliba agtayda kursiga […]

Riyada bisado hilib loo qaybinayo

Riyada bisado hilib loo qaybinayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo bisado badan hilib siinaya kabacdina nin ugu dhiibay £50 ouro si loogu soo iibiyo hilib maalinwalba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof dadka u naxariista oo hanti badan yeelan doono oo masaakiinta wax u qaban doono, waa riyo […]

Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay

Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay

Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay Riyada: Asc Wiil ayaa wuxuu ku riyooday isagoo guursanaya qof maxramkiisa ah oo waliba guursaday gabar uu abti u yahay una dhashay cunug Riyada noocaas ahi muxu noqonayaa fasirikeedu. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu wax heli doono oo aad uu ugu farxayo, riyada qaabka ay tahay […]

Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin

Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin

Su’aasha: asc walaal waxaan in muda ah isku arkay markan hurda kasokici rabo intaan kicin ka hor waxaan arki jiray inaan indhaha kala furi waayo muda daqiiqad camal ah aan rafaado quraan aqristo Kadib anoo haraadsan oo wadnaha zaid igaracmayo ayan kici jiray riya inay tahay iyo in caadi ay tahayna waan kala saari waye […]