Riyada geed dheer aniga iyo laba nin

Riyada geed dheer aniga iyo laba nin Riyada: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday aniga geed green ah oo wayn fuulay waanan iska fadhiistay oo waxaan ku cunaayay cunto iyo biyo oo ay iga soo daba fuuleen laba nin oon garanayo kabacdina iyaguna laamo inyar iga hooseeya ay […]
Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday anoo ila socdaan laba nin oon sxbo nahay oo gaadhigayga aanu wada raacnay xili casar ah roobna da’ayo kabacdi midbaa dagay 30 dollar ayuu isiiyayay waanu kasoo noqonay labada yadii waxaanu soo marnay dooxway oo biyo aan aad u badnayni socdaan roobkiina […]
Waxaan ku riyoodaa anigoo geel raacaya

Su’aasha: ASC habeen walbo waxaan ku riyooda anigoo geel raacaya hal habeen hadan arkin wa qasab habenka labaad inaan arko. Jawaabta: Riyada marka ay aad u soo noqnoqonayso waxay tusinaysaa inay dhab tahay ayna dhacayso, taas waxayna ka mid tahay astaamaha lagu garto riyada inay xaq tahay. Fasirka riyada raacidda geela waxay tilmaamaysaa inaad mas’uul […]
Riyada nafta iga bixi rabto maxay noqon

Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ani iyo sxbke isla socno xili habeen ah meel qabuuro cml aan mareeno kadibna labo dhinac ayaan ukala baxney isaga wuu iga yara fogaadey markasaa labadeena inaan dhimaneyno oo kale yacni nafta naga bixi rabtaa wan dhiman anigana waxaan niyada iga soo gashey inan halkasi 2 […]
Riyada xaaska oo sariirta ninkeeda ka dhacayso

Su’aasha: ASC WALAL WIIL AANU EHEL NAHAY BAA KU RIYOODAY ISLAANTIISA OO SARIIRTA KA DHACDAY KADIBNA INTAY DHAKHSO BOODAY ISAGA CANAANATAY OO DHAHAYSA ADAA IGA RIDAY SOW MAHA ASNA UU DHAHAYO WALAHI ANI KUMA RIDIN. Jawaabta: Riyadan waa digniin waxaa lagaga digayaa lamaanahaas inay is khilaafaan khilaafkana gabadha ayaa sabab u noqon doonto ninkana waa […]
Riyada dhismaha guri kor iyo hoos ah

Su’aasha: ASC WAAN IDIN SALAAMAY WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO GURI KOR IYO HOOS AH DHISANAYO OO AG TAAGAN OO FIIRINAYA SIDA LOO DHISAYO WAXAANA LAGA DHISAYAY BAAN DHAHAA WADANKAN AAN JOOGO XAAFADA UGU QAALISAN OO XATAA AY ADAGTAHAY INA KIRADA GURYAHEEDA LAGA BAXO MARKAA WALAL AAD BAAN RUNTII U FARAXSANAA. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada axwaasha qiyaamaha iyo geerida

Su’aasha: ASC wad kumahadsantihiin sida wanaagsan ee aad su’aalaha ugajawabtan dowr sualod ayan jeclahay inan idin waydiiyo 1.habeendi udambeyay wan isku arkay anigo sookacay 2.00am anigo waliba cabsanayo habeena isku xig xiga ayan waqtigan sookacay caado umalahan jirin lakin halay ayan sookacay isla waqtigi anigo riyo cabsi badan arkay dad dhintay axwaasha qiyaamaha waxyaalo geeri […]

