Riyada aabe kala tuurayo gabadhiisa

Su’aasha: Asc walal wad ku mahadsantihiin shaqada wacan ee aad haysaan jazakallah Waxan rapaa riyo ay walashy ku riyootay in aad i fasirtan apyo guurkeda wxa ka dhiman 2 habeen Wxay ku riyootay meherkeda in uu Aabe kaso qeyb galay yacni 2 meel ayey kala joogan marke aabe aragtay ayey hab siisay isagana wa u […]
Riyada arin caafimaad oo cajiiba

Su’aasha: waad mahadsan tihiin guud ahan webka ugu adeegida fiican bulshada Allah macak waxaan ku riyooday anoo bulshada dadwaynaha kala hadlaaya in aan caasimada aanku noolahay ama magaalooyinka dhinaca biyo xidhaanku kuyaalo ama ay magaaladu biyaha ka hesho ee kaydka biyaha iyo xabaalaha dadka lagu aaso aan dhinac lawada marin ee LAKALA fogeeyo oo kaydka […]
Fasiraada riyada timaha gacanta

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday anoo gacanta midig timo dhaadheer oo xaada ku yeeshay oon la yaabanahay oon anoo ku faraxsan sidaa u eegayo xaad waan leeyahay lkn xaadaan ku riyooday waxay ahay mid dhaadheer oo madaw oo aad u qurux badan oo jilicsan Allah mahadle. Jawaabta: […]
Riyada meel la tooganayo ama la shiishaayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak Waxaa riyo ku riyooday wiil aanu sxbo nahay oo jooga hargaysa Ayuu waxuu riyo ku arkay musharixiinta tartamaya oo waliba ah mid aanu isagu taageere u ahayn Umanuu codayn Waxan ku riyoday buu yidhi rag badanoo meel wada jooga oo meel ku shiish ama toog […]
Riyada qof asxaabta ah ama ehelka oo geeriyooday

Su’aasha: riyada qof asxaabta ah ama ehelka ah oo geeryooday. Jawaabta: Qofka hadduu ku riyoodo asoo uu geeriyooday qof ehelkiisa ah ama saaxiibkiisa ah waxaa lagu fasiraa inuu ka bixi doono dhibka isaga haystay sidoo kale muragaha uu ku jiray inay dhamaan doonaan, haddii qofkaas dhimanayo ay colaad ka dhexaysay waxay tilmaamaysaa riyada colaaddaas inay […]
Riyada bisad yar oo boodboodaysa

Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ano bisad yar dhulka dhigey kadib aan dhinac ujeestey dhinacii ayey igu daba timid dhinacaan ujeestaba wey bood boodeysa oo horteda imaane wana kacabsaneya iney igu soo boodo bisaduna waa bisad yar ilmo yar ah ayado oo aan waxba iyeelinban sookacey. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada waa […]
Riyada qofka meydka dhaqdhaqaaqaya

Su’aasha: ASC DHAMAAN BAHDA DARUUR /SALAAN KADIB WAXAA KU RIYOIDAY ANIGOO MEEL TAGAY KADIBNA WAXAA ARKAY NIN DHINTAY OO LADUUGI RABO MARKA MARADA LAGA FEEDAY WUU NUUX NUUX SADAY INDHAHA AYUU KALA FURAY HADANE WAX DHINTAY CML AYUU NOQDAY HADANE WUU DHAQ DHAQAAQAY OO SIDI OOKALE AYUU DHAQ DHAQAAQ SAMEEYAY /MAXAA LAGU FASIRI KARAA. Jawaabta: […]

