Riyada gabar moos qeyb laga siinayo
Su'aasha:
ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo moos fiiqday khayb Ka mid ah na aannsiiyay naag oon u jabshay haaf.
Jawaabta:
WCS, mooska waa arsaaq badan iyo faa'ido laga helayo mashaariic, haddii qofka uu yahay mid aan diinta si…