Riyada gabar oo roob ku dhex cayaaraysa

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey aniga iyo gabadh an is naqaano hada se anan WADA jogin oo roob ku dhex ciyaaraya roobku WU da,aayey si yar lkin waxn ku dhex ciyareyny mijaroorka melaha guryashu biyaha roobka kaso datan wan qosleyny Mahadsanidi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku gaari doonto danta aad leedahay, waliba […]
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano haya ilmo yar oo buuran oo qurux badan hooyadina nala joogto aniga ciyaarsinayey waxn u xidhayey saacad gacanta lagu xirto mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag inay kuusoo dhow yihiin riyada qabashada ilmaha yaryar waa riyo fiican oo khayr […]
Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto Riyada: scw runtii wax weyn ayad noo haysaan xaga fasiraada riyada waxaan rabaa in lay fasiro indha kuul qurux badan haday aragto naag la qabo oo indhaha marsanayso oo muraayada isku eegayso riyadas fasirkeeda muxu noqonaa? Fasirka: Riyada waxay tilmamaysaa khayr badan iyo wanaag, naag la qabo […]
Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay

Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay Su’aasha: SCW bahda daruur wan idin salamay waxan rabaa inaad ii fasirtaan nin dhalinyar ah oo doob ah haduu arko naag uur leh oo qurux badan waliba uurkeeda aad u weyn oo agtiisa imaanaysa oo rabta inay la sheekaysato isagana uu ku faraxsan yahay riyadas maxaa lagu fasiri […]
Qofkii arko asoo geed aad u dheer fuulaya oo shawriga u eg

Su’aasha: SCW qofka markuu arko asoo fuulaya geed aad u dheer oo shwriga u eg cagaaran riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada fuulitaanka geedka dheer waa riyo fiican oo tusinaysa farxad iyo guul iyo sharaf uu qofka heli doono, sidoo kale geedka dheer waxaa lagu fasiraa cimri dheer, qofkii arko asoo fuulaya geed aad […]
Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda wadada ugu galmonaya

Su’aasha: Asc wllo waxan rabaa inad ii fasirtan naag haddii ay ku riyooto ninkeeda oo dadka hortooda ugu galmoonaya iyadana wax cabsi ah ku jirin oo ay ku raaxaysanayso iyado dadka u jeedan raaxo daran ay ku jirto, riyadas maxaa la dhihi karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo ninkaaga inaad kalsooni badan isku qabtaan […]
Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo

Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo Su’aasha: Asc wll Waxaan,ku riyooday aniga oo sigaar cabaya ayuu aabahey igu soo galay wuuna i arkay kadib marki hore asago igu og ayaan hadana kala dhuuman jiray laakin wuu igu imaaday wuxuuna i dhahay aabo sigaarka iska cabdee maxd u daminaysaa ana markaan asaga arkaybaan daminayey. […]

