Riyada aragtida masaajidka weyn

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo masaajid wayn oo dhawaan LA dhisayoo aad u qurux agtaaganoo dadku leh masaajidkani waxa dhisay hebel waxuuna galaa gurigani ku dhagan. mana aqaano runtii Cid dhistayba markanay riyo ahayn Allah mahadleh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr aduun iyo khayr aakhiro sidoo kale […]
Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya

Su’aasha: Asc walaaha saaka adinkii waxaan ku riyooday anoo la jooga hooyaday oon ku jiro guri ayaa waxaa nasoo weeraray dad gabdho iyo wiilala ani bayna irabeen hooyaday ayaayna daaqada kala hadleen lkn way lahaday hooyo daqada xidh ban dhahay cabaar baan guriga ku jiray markii danbe ayaan isdhahay suuli aad markaa waxàba isoo galay […]
Riyada dad dhintay albaabka iisoo garaacaya

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday aniga dad aan aqooniin in ay albaabka guriga isoo garaacan ay dhahayaan waad dhimanaysa waxad u dhiman doonta cudurka kansarka dadkas waxay leeyihiin anaga marhore dhimanay maxay noqon karta fasiirkeeda. si deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto niyadjab iyo cabsi iyo walwal […]
Riyo anigoo khamri cabaya maalin walba

Su’aasha: asc wllow ninyhow khamriga yar cabi jiray hadase waa iska dhaafay mudo cabin mana doonayo inaan cabo lakin riyadiisa i daba socota habeen walba anigoo baar fadhiya oo cabaya marka talow maxay tilmaamaysaa fiiro gaar ah hada wa iska dhaafay. lakin riyada ayaaba i daba wada mahadsnadi wllo. Jawaabta: Riyada khamriga la cabbayo guud […]
Naag ku riyootay iyadoo la jiifto ninkeeda saaxiibkiisa

Su’aasha: SCW waxan ahay marwo 5 sano ka badan la qabo labo caruur ay haystaa ninkay waa la la’yahay meel uu kudambeeyo lama oga sanado badan kahor waxan ku riyon jiray ninkay saxibkisa aso ila joogo marna ninkay camal ah mar waxan so kacay ano naxsan waxan arkay isagoo galmo ila samaynaya raaxo badan ayan […]
Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Su’aasha: Asc walahaha waxaan hada kohor ku riyooday Anoo meel guryo sara ka dhisanyahiin jooga ayaan arkay ido ama laxo buurbuuran oo meel xoogaa ii jirta daaqaya waxaan ku sii ordayay ay dhowr xaba ah waxàna lahaaa waa idiihii nabi muxamad (SCW)ee ayda aan ka abad baadiyo aadna waan u orday aydiina waan dhaafay waana […]
Riyada aroos aanan raali ka ahayn

Su’aasha: xaley waxaan kuriyooday anigo la iguuriye gabar hooyo familkeeda ah marka hore arooska raali ayan ka aha maalinki labaad ayan qayli bilabay waliba anigo leh aniga gabar dibada igeyso inaad iguurisan ayaan isku ogeyn qoftan marabo meelahas anoo marayo ayan so toosay waxa kaloon riyada in wiil an aqano aan isku mar guursanay waliba […]

