Riyada la dagaalanka saaxiibada

Riyada:

asc asxaabta daruur wan idiin salamay salaan kadib waxaa rabaa inaad ii fasirtaan riyadan wiil aan mudo dheer aan saaxibo eheen iyo wiil kale oo asina saxibo nahay oo isla socdaan aygoo gaari wata wexee imaadeen xafada aan aniga daganaay markaas midka aanu mudo saaxibo nahay ayaa is dagaalnay markaa is dagalnay asiga wuu iga cararaa marwalbo kasib garigii ayee qaateen aniga iyo kuwa kale ayaa garigale ayaa kataba qadanay waxaa aragnay ayagoo meel shidaal jooga wadada ayaa ku sugnay wax yar kadib we so baxeen waxaa rabnay inaan qabano gariga ayaa ko hor jarnay wey kalexdeen gariga weyna naga fakadeen /maxaa lagu fasiri karaa riyadaas please.

Riyada la dagaalanka saaxiibada
Riyada la dagaalanka saaxiibada

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in mashaakil nafsi aad gali doonto taasna waxaa sabab u noqon doono dadka saaxiibada aad tihiin hadalo ay kugu oranayanaan awgood ama tartan xaga waxbarashada ama bulshada, ama labadaas inay hadalo isu sheegeen oo adiga kugu saabsan,  riyada waa digniin oo lagaaga digayo inaad naftaada ku mashquuliso wax dhib kuu keeni kara xataa hadduu ka imaanayo saaxiibkaaga.

Riyada dagaalka iyo dilka oo dad dhex maro

The dream indicates that you will have psychological problems, and this will be due to the words your friends say to you, or competition in education or society, or because the two of them have said things about you. The dream is a warning to you not to distract yourself with something that could cause you harm, even if it comes from your friend.

Leave a Reply