Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee

Su’aasha: Asc walalaha daruuro hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee. Jawaabta: Riyada saan ka fahmay gabar ayaa ku riyootay iyadoo nin maxramkeeda ah haweysanaya oo raba inuu wax ku sameeyo. Riyada sidaas ah waxay tusinaysaa in qofkaas uu kaa rabo shaqo idin ka dhexeysa oo waxtar leh ee ma aha […]
Riyada manaarada masjidka oo la hoos fariisanayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan riyo ku arke masajid diris ila eh oo wili dhismo ku socdo Anigoo minarada hosteda fadhiyo aya kor u firiyay aad ayeba usii dhertahy xidigaha iyo cirka ayey madaxa la gashay .Jazakaallh Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto qof daaci ah oo diinta dadka ugu yeera oo […]
Gabar ku riyooneyso ayadoo meel aroos lee joogto marwalba

Su’aasha: Asc Daruur waan idin salaamay. Salaan kadib gabar ila dhalatay ayaa marwalba waxaay ku riyootaa ayadoo meel aroos joogto xaflad, goob ama hool aroos. Fasir keeda muxuu noqon karaa. Mahadsanidiin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay heli doonto nolol ka duwan nolosheeda oo farxad iyo wanaag badan leh, gabadha aan la guursanin markay arkayso […]
Riyada ursashada ubaxa maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey geed baxay oo ubax ah midabka ubuxuna wuxu aha cadaan iyo akhtar kadib wan soo gooyay wan ursadey ur badan oo udgoona mu laheyn, Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha iyo raaxada aad heli doonto mustaqbalka, geedka ubaxa wuxuu astaan u yahay nolol raaxo iyo farxad balaaran. Waliba noloshaada si […]
Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta

Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta Riyada: Asc wll waxn ku riyodey riyo Sidan u dhaceysa aniga oo rer isleyneyno kadib an kaso baxsadey waxn u mid walashey waxn wadnay wiilyar iyo inan yar aad u qurux badan dhar quruxbadan wata ilmihi yara ban xanbarey wilkii ila qiyas 5 jir bu aha waxn laha […]
Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin webka Allah macak waxaan ku riyooday dhul barwaaqo ah oo loo dalxiis tago waxaan arkay laba ay ayaa I hor socday oo doogu qarinayo mid Baan musbaar yar ku tuuray oo ku dhacay way yaaceen hadana waxan arkay ay LA dilay oo dhiig le waan socday waxaan arkay […]
Riyada dharka cusub aniyo aabo

Su’aasha: SuAsc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin webka Allah macak waxaan ku riyooday walaashay ayaa dhar cusub ii keentay dharka waxaa soo diray walashy kaloo wadankale joogta dharku waa laba kol xidhasho iyo sharaabado fara badan waxaa markaasi ila joogay aabahay oo Mar hore dhintay sariir ayuu ku jiifay waxuu qaatay shaadh iyo surwaal Allah […]

