Categories
Siyaasa - politics

Madaxda isqariso iyo amin arts

Madaxda isqariso iyo amin arts Warka aad loo wadwadoshalay iyo maanta waa ka reebiidda laga reebay Madaxweynihii hore Shariif Axmed oo laga reebay inuu aado magaalada Kismaayo si uu uga qaybgalo caleemasaarka Axmed Madoobe. amin arts oo sawirkan ka sameeyay arrinkaas awgii. laakin sawirka meel fog ayuu tilmaamayaa markaad akhriso qoraalka ku qoran Amin arts […]

Categories
Siyaasa - politics

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay Hadiyadda ay Kenya siisay Axmed Madoobe sida ka muuqata sawirka amin arts. wali kama harin amin arts Axmed Madoobe. Sawirka waxaa ka muuqda funaad oo loo hadiyaynayo Axmed Madoobe. Kismaayo ayaa wali foodda u saaran doorasho adag meelo badan loollan kaga jira. Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts iyo musharaxiinta Kismaayo

Amin arts iyo musharaxiinta Kismaayo Kismaayo doorashada soo socota iyo amin arts siduu wax u arko sawirka waxaa ka muqda dadka loollanka ugu jira xukunka Kismaayo Axemd Madoobe oo naag dharbaaxay ayaa meesha ka muuqata sidoo kale labada musharax kale. Amin arts oo Kenya meel saaray Kismayo upcoming elections and Amin Arts’s view The picture […]

Categories
Siyaasa - politics

Anigaa is doortay yaa dood ka qaba

Anigaa is doortay yaa dood ka qaba Amin arts oo soo sawiray Axmed Madoobe oo ku dheggan sanduuqa doorashada. wuxuu leeyahay anigaa is doortay ee yaa dood ka qaba. Amin arts oo dhowr sawir ka sameeyay Axmed Madoobe oo ka mid ah raga xiriirka adag la leh Kenya wuxuuna rabaa inuu kusoo laabto xukunka Kismaayo. […]

Categories
Siyaasa - politics

Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts

Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts Baarlamaanka Jubaland oo sawir yaab badan laga sameeyay. amin arts wuxuu sawiray xildhibaannada oo dhan baakad ku wada jira Axmed Madbooe ah. taasoo laga wado dhamaan inay isaga raacsan yihiin. waa sawir runtii meel dheer wax ka shiishay. amin arts si daran ayuu u saaran yahay maalmahan Axmed Madoobe. Hadiyadda […]

Categories
Siyaasa - politics

Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya

Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya Axmed Madoobe iyo amin arts mar kale doorashada Kismaayo ka dhici rabto. Sawirka amin arts waxaa laga fahmayaa inuu Axmed Madoobe Kenya u daba dhilif u yahay. Amin arts oo u arko dowladda dhexe inay tahay mid daacad u ah shacabka soomaaliyeed, maamulgoboleedyada inay yihiin caqabada hortaagan dowladda […]

Categories
Sawirada Siyaasa - politics

Wiifowga Axmed Madoobe amin arts muxuu ka wadaa

Wiifowga Axmed Madoobe amin arts muxuu ka wadaa Amin arts oo ka sameeyay Video cartoon ah Axmed Madoobe oo wiifow lagu riixayo, waxaana riixaya madaxweynaha Kenya  Uhuru Kenyatta, sawirada videowga waa kuwan: Axmed madoobe marka dambe wiifowga waa laga ridayaa, waxay u eg tahay in dadka uu isu haleynayo ay ka tagi doonaan. Swing in […]