Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo difaacaya Farmaajo -Defends the President of the Republic

The conflict between the Head of Parliament and the President of the Republic Jawaari ayay rideen si ay u keenaan qof iyaga raacsan, laakin qofkii ayaa si kale noqday. amin arts oo laga dareemayo inuu aad u taageersan yahay Farmaajo. markii hore sheekada caadi ayay iska ahayd hadda laakin arrinta waa ka duwan tahay. qofkii […]

Categories
Siyaasa - politics

Koonfur Galbeed Loollanka ka jira The Great conflict

The upcoming elections in south-west Somalia Waxaad mooddaa in ay soomaali oo dhan ku kooban tahay koonfur galbeed maanta waxaa ka socda loollan adag koonfur galbeed dowladda federaalka waxay wadataa dad u gaar ah sidoo kale dad kalena waxay wataan dad iyaga u shaqaynaya sheekada kama marna qabyaalad. dadka kasoo jeeda dhulkaas waxay u arkaan […]

Categories
Siyaasa - politics

Dhuxusha waa la dulmiyay – Somali coal is a victim of civil war

Dhuxusha waa la dulmiyay – Somali coal is a victim of civil war Somali coal is a victim of civil war Jubbaland waa qeybta uu madax ka yahay Axmed Madoobe, sida muuqata wuxuu ka mid yahay dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Amin arts oo hadda si xoog faraha ugu haya maamul goboleedyada ayaa kasoo saaray […]

Categories
Siyaasa - politics

Gudaha siyaasadda Soomaaliyeed In the internal politics of Somalia

Gudaha siyaasadda Soomaaliyeed In the internal politics of Somalia   The presidency in every Somali political heart Qofka kasta soomaaliyeed waxaa qalbiga kaga jira inuu madaxweyne noqdo, horay baa waxaa loo yiri dadka haddii ay sinnaadaan way halaagsamaan. taas waa run dadka oo dhan haddii ay naago noqdaan maxaa dhacaayo, sidoo kale haddii ay caruur […]

Categories
Siyaasa - politics

Musuqmaasuq siyaasadeed Corruption in Somali politics

Musuqmaasuq siyaasadeed Corruption in Somali politics Corruption and tribalism in Somali politics Qabyaalad iyo muquqmaasuq xagga siyaasadda soomaaliyeed Dagaalka qabyaaladda ilaa iyo hadda wuu hari la’yahay waxaa la yaab badan cabdiwali gaas inuu sidaas u liido beelaha digil iyo mirifle, ninkan marka malgu tilmaami karaa inuu yahay aqoon yahay. waxaa la garanayaa qofka la dhihi […]

Categories
Siyaasa - politics

Shariif Sakiin iyo Amin arts- lacag iyo siyaasad- Money and politics

Shariif Sakiin iyo Amin arts- lacag iyo siyaasad- Money and politics When money mixes politics, the pen will be weapon marka lacagta ay ku dheehanto siyaasadda qalinkana wuxuu noqonaa hub Amin arts oo maalmahan saaran shariif sakin, taasoo laga fahmayo sawirada uu soo saarayo farshaxanlaha caanka ah ee amin arts, shariif sakin ayaa rabo mar […]

Categories
Siyaasa - politics

Siyaasadda adag ee Soomaali ka jirta – The difficult policy in the Somali conflict

Somali politics, have gone through different stages, and are getting worse Siyaasadda Soomaaliyeed, marxalado kala duwan ayay soo martay haddana waa sii xumaatay Siyaasadda Soomaali ka jirta, waxay isugu xiran tahay qaab yaab badan, dad badan ayaa kasoo horjeeda shariif sakiin dadna way taageersan yihiin. soomaalida inta badan iskuma taageeraan mabda’ waxay isku taageeraan labo […]