Categories
News

Dilkii banaanbaxa Muqdisho keenay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ay dhigaayan dadweyne aad u tirabadan oo ka gudoodsan dil uu 2-qof oo shacab ah u geestay Askari katirsan ciidanka Boliiska Soomaaliyed gaar ahaan saldhiga degmada Boondhere. Duqa magaalada Muqdisho mudane Mudane Cumar Filish ayaa fagaaraha taalada […]

Categories
News Sawirada

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka “La Tomatina” waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo yaanyo ah. feestadaas waxay ka dhacaysaa tuulo la dhaho Buñol oo raacsan gobolka Valencia ee dalka Spain. Yaanyada waxaa […]

Categories
News

Fasirka maahmaada Aayad alif ka qaldantay

Aayad alif ka qaldantay baqara kama toosto آية حدث في ألفها خطأ لا تستقيم في البقرة Waa maahmaah soomaaliyeed macnaha laga wado uu yahay wax marka ay bilowgiisu qaldamaan way adag tahay in la saxo. taasoo ah waa in marka hore lagu dadaalo waxa la samaynayo si aysan u dhicin qaladaad. soomaalida inta badan waxay […]

Categories
News Sawirada

Corona virus iyo xannibaadda socdaalka

corona virus has changed many things in our life. Cudurka corona virus oo si xoog u joojiyay socdaalka caalamiga iyo duulimaadyada. waxaa la sheegay khasaarooyin badan inay lasoo gudboonaadeen shirkadaha adduunka gaar ahaan ku duulimaadka. waxaa la sheegay in la la’yahay meel la dhigo dayuuradaha. sawirada ahlkan waxay qeyb ka muujinayaan sida uu u joojiyay […]

Categories
News

Dalka Belgium oo mikrofoon lagu addimay

Dalka Belgium oo mikrofoon lagu addimay Masjid ku yaalla dalka Belgium ayaa si toos looga addimay markii ugu horreysa mikrofoonka. waxaana uu ku yaallay masjidka laga addimay caasimadda dalkaas ee Brussels, sida la og yahay lama oggoleyn yurub in kor loo addimo halkaan ka daawo muuqaalka:   Belgium with a microphone A mosque in Belgium […]

Categories
News Sawirada Taariikh - History

Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay

Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay The Spanish flu was an hard deadly influenza pandemic from January 1918 to December 1920. Hargabkan wuxuu dhuftay caalaamka sanadka 1918. wuxuu ku faafay meel kasta, wuxuu ku caanbaxay hargabka Spain waxaala sheegay inuu ku dhacay in la eg 500 malyal qof . waxaa ku dhimatay tiro u dhexaysa […]

Categories
News Sawirada

Dubai iyo cudurka corona virus

Dubai iyo cudurka corona virus Magaalada Dubai oo aacn ku ahayd ganacsiga iyo dalxiiska ayaa maanta noqotay mid dibid ah oo aan cidna joogin waddooyinkeeda. Cudurka corona virus awgii ayaa loo joojiyay dhammaan dhaqdhaqaaqa magaalada. Caalamka oo dhan ayaa lasoo xirxiray markauu cudurkan soo baxay. Sawirada lagasoo qaaday magaalooyin badan oo caalamka ka ahaa bulsho […]