Dubai iyo cudurka corona virus

Magaalada Dubai oo aacn ku ahayd ganacsiga iyo dalxiiska ayaa maanta noqotay mid dibid ah oo aan cidna joogin waddooyinkeeda.
Cudurka corona virus awgii ayaa loo joojiyay dhammaan dhaqdhaqaaqa magaalada.
Caalamka oo dhan ayaa lasoo xirxiray markauu cudurkan soo baxay.
Sawirada lagasoo qaaday magaalooyin badan oo caalamka ka ahaa bulsho iyo buuq ayaa maanta u muuqda meel duur ah.
Dubai, once a hub of commerce and tourism, has become a deserted city with no one on its streets.
Due to the coronavirus pandemic, all movement in the city has been suspended.
The entire world has been put on lockdown since the outbreak of the disease.
Images taken from many cities around the world that were once bustling with life now appear to be a wilderness.
