Browsing Category

News

Abiy Ahmed oo shaal loo saarayo sawir

Sawir aad ugu faafay baraha bulshada. sawirkaas oo kulmiyay RW Itoobiya Abiy Ahmed iyo MD soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar iyo Ahmed Shide. sawirka waxaa ka muuqda isu dhowaansho ka dhexeeya soomaalida iyo Oromada. waxaa loo…

Maanta jidadka Muqdisho waxa ka jiro sawiro

Jidadka Muqdisho: Gaadiidka Xamuulka ee dekadda Muqdisho ka shaqeeya darawalooda oo ka xanaaqsan sida la iisheegay in jidadkii xirnaa, ayaa iyaguna waddada ku jaray gaadiidkii ay ku shaqeysanayeen, baabuurtii ayay damiyeen wayna ka tageen,…

Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan

Wiil soomaaliyeed oo sawir gacameed yaab leh ka sameeyay  MD Turkey Erdogan iyo masuuliin kale. sawirka ayaa ah mid loo maleeyo in Camera lagu sawiray. sawirka  wiilka wuxuu u adeegsaday qalabka caadiga oo lagu sawiro sawirada…

Sh. Shariif Axmed iyo Cali Mahdi Maxamed 1994

Sawirkan waxaa ka dhex muuqda Shariif Axmed iyo Cali Mahdi  waa labo qof ka mid ah madaxda talada soomaaliya wax kasoo qabatay. midka koowaad waa  Sheekh Shariif Axmed oo ahaa guddoomiyaha midowga maxkamadaha kaddibna noqday madaxweyne…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More