Browsing Category

News

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan…

Coronavirus wadamada uu gaaray

Coronavirus wadamada uu gaaray Wuxuu gaaray wadamo badan muddo yar ayuuna jiraa cudurka Coronavirus, waxaa ugu badan wadamada uu hada gaaray dalka uu kasoo bilowday China. Ilaa iyo hadda daawo looma hayo. waxaana la sheegayaa inuu halis…

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali Dadka soomaaliyeed waxay ka qaateen dunida koobka fashalka, marka aad arafto safiirka maraykanka siduu u hagayo kuwa isku sheegaya inay madax yihiin waxaa kuu muuqanayso sheekada aan kuu hayo. si…

Daawada urka iyo cuncunka cambarka

Daawada urka iyo cuncunka cambarka Dumar badan waxay dareemaan ur daran kasoo baxaya siilka, (cuncunka cambarka) waxayna u maleeyaan taas inay ka imaanayso nadaafad darada naagta ama gabadha. Run ahaantii urka siilka wax badan ayuu ka…

Erdogan oo qodobo muhim ah ka hadlay

Madaxweynaha Turkiga ayaa maanta si kulul uga hadlay arrimaha bariga dhexe oo maalmahan soo gudboonaaday. hadalkiisa marka lasoo koobo waa qodobadan: Qudus waa leen guduudan gacan kaste masjid alqsaa u dhowaato waan jabinaynaa. Goorma…

Masjid layska dhex arko sawiro

Masjidka shareerka ah oo layska dhex arko wuxuu ka samaysan yahay macdan iyo dhalo iyo fiilooyin, waxaa ka dhex muuqda dadka ku jira. waxaa sameeyay masjidkan nin sacuudi ah oo lagu magacaabo Ajlan Gharem waxaana lagu soo bandhigay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More