Categories
Caafimaadka Health

17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo

17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo Su’aasha: Asc walaalayal waxaan qabaa su aal dr waxaan ahay wiil 17 jir hadana caato Ah caatada waxa ii dheer waxaan dareema marwalba daal joogto ah sidoo kale waxaan dareema lafaha dhexdooda oo ixanuuna tusaale ahaan markaan isyidhaahdo waxqaad gacantu lafta dhexdeeda ayay iga xanuunta sidoo […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la’ahay talo isiiya

Su’aasha: scw ninkayga wuxuu aad u fiirsadaa filimada xunxun wuxuna ka fiirsadaa mobeelkiisa mararka qaar sariirta asoo ila jiifo uu fiirsadaa si kaste waa ula hadlay xataa wuu ii dhaartay inuusan mar dambe u noqonaynin hadana wuu u noqday maxaan sameeyaa talo i siiya. Jawaabta: Filimada xunxun waxay ka mid yihiin fidnooyinka ugu daran oo […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan Su’aasha: scw waxan rabaa inaad ii fasirtaan riyada hilibka duban oo macaan badan oo aad usoo carfaayo Jawaabta: Riyada hilibka la shiilay waxay tilmaamaysaa arsaaq degdeg ah lacag fiican inay mar dhow kusoo galayso,waa riyo fiican, waxaa kaloo kusoo gaaraya war aad ku faraxdo oo bishaaro kuu xambaarsan, […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa

Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa Su’aasha: SCW kaniiniga Virecta qofka biyabaxa degdega maka daaweeyaa sidoo kale ma leeyahay side effects oo dhib u keeni kara qofka isticmaalayo sideena loo isticmaalaa? Jawaabta: Kaniiniga Virecta waa kaniini loogu talagalay dadka awoodda aan u lahayn galmada ama geedkooda damayo, maxaayeelay wuxuu gaarsiiyaa dhiiga xubnaha taranka, laakin qofka inuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Fasirka riyada maroodiga

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa maroodiga marka riyo lagu arko? Jawaabta: Maroodiga guud ahaan wuxuu tilmaamaa marka lagu riyoodo waxyaalo badan oo kala duwan waxay ku xran tahay xaaladda lagu arko, wuxuu tilmaamaa qof madax ah awood leh, sidoo kale nin madax adag oo kibir badan, wuxuu tilmaami karaa naag aad u buuran.

Categories
Caafimaadka Health

Qofka Aan Is Nafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray

Su’aasha: Qofka Aan IsNafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray Ee Iska Joojiyay Ma-Kasoo Kabsan Karaa Dhibaatooyinka Ay Soo-Gaadhsiiso Jawaabta: Haa waa kasoo kabsan karaa waxaa shardi ah inuu toos u joojiyo siigada, waxaad ku dadaalaysaa cuntada nafaqada leh sida kaluunka iyo hilibka iyo caanaha iyo saliid macsarada. Cuntada nafaqada leh qofka siigada dishay […]

Categories
Caafimaadka Health

Ibta ayaa ciriiri iga ah markaan biyabaxayo maxaa xal ah

Su’aasha: scw waxaan isku arkay arin walwal igu hayso marka aan biyabaxayo biyaha shahwada igama soo dhamaadaan waxaan dareemayaa ibta inay ciriiri iga tahay guurkana waan ku cusbhay xal ma jiraa Jawaabta: Taas waxaa keena kacsiga aadka u xooggan, ninka markuu geedkiisa aad u kacsan yahay ibtiisa ciriiri ayay noqonaysaa, teeda kale markaad muddo aad […]