Categories
Af English

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan Ereyo af ingiriis ah oo badda la xiriira ama tilmaamaya macne lug ku leh badda, ereydaas oo jadwal ku jira oo si sahlan aad u xifdin karto oo af soomaali u tarjuman ayaad halkan ka heli kartaa. Barashada afka ingiriiska waxaa ugu fiican dhegeysiga iyo xifdinta erayada muhimka […]

Categories
Af English

Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah

Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah Ereyo English oo wata lidkooda xagga macnaha. Waxaana la socda tarjumaad af soomaali, tarjamada af soomaaliga ayaa la jirta marka qofka raba barashada afka ingiriiska aad buu uga faa’ideysan karaa duruusta qoraalka ah ee webka lagu baahinayo. Mararka qaar qofka marka uu barto kalmadda iyo lidkeeda wax badan ayuu […]

Categories
Af English

Ereyo English oo labo macne kala duwan leh

Ereyo English oo labo macne kala duwan leh Afafka oo dhan waxay leeyihiin in ereyo ay lahaadaan labo macne ama ka badan oo kala duwan, middaas waxaa laga heli karaa afafka oo dhan mana aha wa dhaleeco ku ah afkii laga helo ereydaas. Barashada ereyadaas oo kalena waa tiirka fahanka luqadaha Afka carabiga oo lagu […]

Categories
Af English

Ereyada qalabka is qurxinta ee afka ingiriiska Cosmetics

Ereyadan soo socda waxay la xiriiraan qalabka laysku qurxiyo iyo qurxinta jirka, wixii afka ingiriiska lagu yiraahdo. Qofka marka uu baranayo af waxaa habboon ereyada iyagoo isku xiran. Taas qofka waxay ka caawinaysaa inuu si dhaqsi u qabto klamadaha uu rabo inuu xifdiyo. Erayada soo socda ee afka ingiriiska ah oo jadwalka ku jira waxaa […]

Categories
Af English

Ereyga home marka erey kale lagu lifaaqo Af Ingiriiska

Ereyga Home afka ingiriiska aad ayaa loo adeegsadaa wuxuu la xiriiraa ereyo kale oo macanaha ka baddalaya marka laysku daro. halkan waxaan kugu soo ururinay ereyga home qaababka loogu daro magac kale oo siinaya macne cusub. Jadwalka hoose ayaad ka arki kartaa ereyda iyagoo afka carabiga iyo kan soomaaliga loo tajumay. home بيت guri homeless […]

Categories
Af English

Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP)

Ereyga (up) afka ingiriiska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xagga baddalidda macnaha, ereyada qaar marka uu raaco macne kale ayuu siiyaa oo aan ereyga hore u lahayn. Tuusaalooyinkan ayaad ka ogaan kartaa oo af carabi iyo af soomaali u tarjuman.  back up يدعم dib u taageeraya  set up ينصّب ku rakibaya wake up يستيقظ soo […]

Categories
Af English

Weero English si xoog loo adeegsado

Weero English si xoog loo adeegsado Qaabka loo barto afafka qalaad ama shisheeye waxaa ka mid ah qofka inuu ku dadaalo weeraha fudud oo si xoog loo adeegsado, weerahaas qofka waxay siinayaan furaha luqada uu ku hadli rabo, weeraha fudud oo aadka loo adeegsado waxay qofka ku dhiirragaliyaan inuu afka si fudud ugu hadlo, geesinimo […]