Weero English si xoog loo adeegsado

Qaabka loo barto afafka qalaad ama shisheeye waxaa ka mid ah qofka inuu ku dadaalo weeraha fudud oo si xoog loo adeegsado, weerahaas qofka waxay siinayaan furaha luqada uu ku hadli rabo, weeraha fudud oo aadka loo adeegsado waxay qofka ku dhiirragaliyaan inuu afka si fudud ugu hadlo, geesinimo ayay siiyaan, ku hadalka afka qalaad wuxuu u baahan yahay qofka inuu isku kalsoonaado oo uu naftiisa cuskado, qofka dadka ka baqaya ama inuu qalad ku hadlo ka cabsanaya afka ma baran karo cabsida ayaa ka reebayso.

Weero English si xoog loo adeegsado
Weero English si xoog loo adeegsado

Marka afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka si sahlkan lagu baran karo marka qofka uu xafido weeraha inta badan la isticmaalo.

Koorsooyin markaad qaadanayso xoogga waxaa la saaraa ku hadalka afka iyadoo la adeegsanayo ereyo iyo weero fudud.

Halkaan waxaad ka arkaysaa weero English oo carabi iyo soomaali u tarjuman:

You’re welcome على الرحب والسعةsoo dhowoow
Come quickly تعال بسرعةdhaqsi ku imow
Where are you اين انت؟halkee joogtaa?
See you later أراك لاحقاًmar dambe ayaan is arkaynaa
Here you are ها انت ذاWaa kan adiga
Take care اعتن بنفسكisku dadaal
Good luckحظ سعيدnasiib wanaagsan
Let’s goدعنا نذهبaan tagno
Excuse meمعذرةraalli noqo
Come onهيّاna keen
Help meساعديi caawi

Leave a Reply