Categories
Af English

Ereyo English dhawaaq isu dhow oo qoraal ku kala duwan

Ereyo English dhawaaq isu dhow oo qoraal ku kala duwan Afka English mararka qaar ereyada way isu ekaanayaan iyagoo ay ku kala duwan yihiin dhawaaq iyo macne. Qofka baranaya afka ingiriiska waa inuu si xeeldher u eegaa qaabka ay ereyada isugu dhow yihiin, halkan waxaad ku arkaysaa jadwal kuu caddeynaya ereyada isku eg ama isku […]

Categories
Af English

Qaabka soo gaabinta ee afka Ingiriiska short forms in English

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay  “contractions” short forms labo qaab oo loo adeegsado magaculaallada oo kala ah qaab dhammaystiran iyo qaab gaaban. Markuu raaco magacuyaalka fal caawiye ah ama fal jiritaan tilmaamaya waxaa la adeegsadaa labo qaab mid dhammaystiran oo u badan mararka wax rasmi la qorayo qaabka kale inta badan waxaa loo adeegsadaa marka la […]

Categories
Af English

Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska qaabka loo adeegsado

Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska ayaa ah kuwa muhimsan xagga barashada luqada, qofka rabo inuu barto af waa inuu bartaa magacuyaallada su’aaleed ee luqadda, sida uu u baranayo qaybaha kale ee luqadda. Waxaa la dhahaa luqad marka la baranayo waa in xoogga la saaraa magacuyaal su’aaleedka, maxaayeelay hadalka dadka wuxuu ku dhisan yahay su’aal iyo […]

Categories
Af English

Xarafka W goorta aan lagu dhawaaqaynin afka Ingiriiska

Xarafka W goorta aan lagu dhawaaqaynin afka Ingiriiska Mararka qaar afka ingiriiska waxaad arkaysaa xarfo la qorayo oon lagu dhawaaqin. Waxaa ka mid ah xarfaha la qoro aan lagu dhawaaqin xarafka (W),  marka xarafka (R) uu ka daba yimaado xarafka (W) uu yahay xarafka ereyga lagu bilaabay, waxaa la gooyaa xarafka (W) waxaa laga bilaabaa […]

Categories
Af English

Tarjamada ereyo diini af English loo tarjumay

Tarjamada ereyo diini af English loo tarjumay Ereyda diiniga waa muhim qofka inuu si fiican u fahmo, marka uu tarjumo si uusan qalad ugu tarjunin nusuusta uu tarjumayo, ama maahmaayo oo rabo in loo soo guuriyo siday yihiin oon wax kale lagu darin. Ereyada ugu caansan diinta islaamka oo af ingriis loo tarjumay ayaad ka […]

Categories
Af English

Falka TAKE ee English-ka siduu u shaqeeyo

Falka TAKE ee English-ka siduu u shaqeeyo Afka ingiriiska wuxuu leeyahay falal markay la xiriiraan falkaabyada qaar macne cusub ayay yeelanayaan, waxaa ka mid ah kuwaas falka “take” oo is badbadalaya hadba markuu raaco falkaab cusub. Afafka marka la baranayo fiiro gaar waa in loo yeeshaa isbaddalada noocan ah, qofka rabo luqad inuu si sahlan […]

Categories
Af English

Sida loo adeegsado ereyada IN iyo ON iyo AT ee Afka English

Naxwaha afka ingiriiska waa sahlan yahay marka loo eego naxwaha afka carabiga. Barashada naxwaha waa muhim qofka marka uu barto ereyo badan wuxuu u baahan in laysku xiro oo marka hadalka uu noqdo mid sax ah. Waxaa jira ereyo muhim ah afka ingariiska oo isku xiraya hadalka waxaa ka mid ah ereyada (IN, ON, AT) […]