Categories
Af English

Xarafka Ph sida loogu dhawaaqo afka Ingiriiska

Barashada afka ingiriiska waxay ka mid tahay waxyaalaha muhimka ah oo hadda qofka uu u baahan yahay inuu adduunka la socdo. Cadowga haddaad rabto inaad ka adkaato afkiisa ayaa la bartaa, luqada ingiriiska meel kaste ayay gashay, taasna waxaa keenay dowladaha awoodda leh ayaa ku hadlaya sida Maraykanka iyo Ingiriiska iyo Canada iyo Australi iyo […]

Categories
Af English

Ereyada qoyska ee afka ingiriiska

Afafka marka la baranayo waxyaalaha ugu muhimsan waxaa ka mid ah inaad ogaato qoyska inta ay ka kooban yihiin. Halkan waxaan kugu soo bandhigaynaa ereyada afka ingiriiska ee qoyska la xiriira, qof kaste English baranaya waa inuu bartaa. English Somali brother walaaka sister walaasha grand father awoowaha grand mother ayeeyada aunt eeddada / habaryarta husband […]

Categories
Af English

Ereyo English aad loo adeegsado

 Ereyo ka mid ah afka English ka oo aad loo adeegsado: Waa ereyo nololmaalmeedka soo galaya oo qof kaste baranaya afka ingiriiska u baahan yahay: English  Somali no parking  gaari lama dhigi karo out of order  waa hallaysan yahay turn right midig qaad  turn left bidix qaad  stop here halkan joogso look out iska jir […]

Categories
Af English

Xarfaha ingiriiska aan lagu dhawaaqin

Afka ingiriiska waxaa ku jiro xarfo aan lagu dhawaaqin marka ay ka hor maraan ama ay ka dib maraan xarfo gaar ah, qofka raba inuu barto sida loo qoro afka ingiriiska uguna sahlan waa inuu si fiican u ogaadaa xarfaha iyo siday isu rogaan marka lagu dhawaaqayo ama la akhrinayo, saamayska ay ku saamoobaan xarfaha […]

Categories
Af English

Qaababka uu yeesho ereyga Pain ee afka English

Waxaa jira sarfi wax la dhaho waxaa laga wadaa ereyga siduu isu rogrogayo, taasna waxaa sabab u ah siyaado iyo naaqus baa lasoo gudboonaada, barashada afafka waxa sahalka ka dhiga waa taas, afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka sidaa lagu baran karo, waana qaabka ugu fiican oo lagu barto af qalaad: Pain Xanuun Pained […]

Categories
Caqiidah Daxaawiyah

Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay

Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay Kitaabka Caqiida Daxaawiya wuxuu ka mid yahay kutubta caqiidada ugu sahlan waana kitaab qadiin ah Waxaa lagu tiriyaa kutubta caqiidada ugu horreeyay ee la qoray qarniyadii hore ee Islaamka. Imaam Adxaawi waxaa lagu tiriyaa culimada salafka  wuxuu dhashay sanadka 238 H.  oo ku aaddan sanadka 852 M. wuxuu […]

Categories
Afka carabiga

Noocyada jamaca afka carabiga

Noocyada jamaca afka carabiga Afka carabiga wuxuu leeyahay qaabab u gaar ah oo jamaca loo jamciyo muuqaalkan ayaad ka helaysaa sharax cad oo aad ka fahmi karto qaabka loo jamciyo wadarta afka carabiga.   The Arabic language has its own ways of forming plurals. In this video, you will find a clear explanation so that […]