Su’aasha waxay tahay: muxuu yahay wixii Alle abuuray marka hore asoo dhir ah kaddib uu u baddalay manoole kaddibna uu u baddalay wax nool? Jawaabtu waxay noqonaysaa waa ushii nabi Muuse (CS). marka hore waxay ahayd dhir cagaaran oo nool illeen geed ayaa lagasoo gooyee kadib Ilaahay (CW) wuxuu u baddalay qori engegan illeen waxay […]
