Banaanbaxa mootooleyda Magaalada Muqdisho maanta

Dadka mootooleyda magaalada Muqdisho oo maanta ku banaanbaxayo magaalada Xamar dadkaas oo ka cabanaya xiritaanka waddooyinka magaalada Muqdisho.

Banaanbaxa mootooleyda magaalada Muqdisho
Banaanbaxa mootooleyda magaalada Muqdisho
Banaanbaxa mootooleyda xamar
Banaanbaxa mootooleyda xamar

Waxay ku yeelatay arrintaas saameyn weyn shaqadooda.

marka waxaa meesha isugu yimid dad badan oo dhamaan ah dadka mootooyinka ku shaqaysta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More