Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts

Amin arts oo taageero weyn u haya Farmaajo

Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si  loo buburin lahaa qaranka soomaaliya.

Amin arts oo banaanbaxa Muqdisho sawir ka sameeyay
Amin arts oo banaanbaxa Muqdisho sawir ka sameeyay

Dadka Muqdisho ku nool iyaguna waxay leeyihiin annaga canshuur ayaan bixinanna maalin kastena waa lana dilaa.

marka sheekada yaa ku saxsan adiga maxay kula tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More