Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka

Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka waa maxay ka faa’idayso shargareey.

Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka
Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka

Ukunta Kaluunka waxaa laga helaa vitamiino badan oo ay ka mid yihiin Vitamin b1 Vitamin b2 Vitamin b3 Vitamin b6 vitamin b12 Vitamin a Vitamin h Vitamin d vitamin k Burutiin badan iyo bir waxyaabo kale nafaqo ah ayaa ka buuxa.

Ukunta kalluunka waxay ka mid tahay cuntada u roon raga kacsiga ka yar yahay.

ninka cunta mallayga cunaya wuxuu yeelanayaa awood badan iyo tabar aan lasoo koobi karin siima xaga raaxada sariirta.

Waxa ugu fiican oo ninka u kordhiya kacsiga waa kalluunka sida la og yahay.
ukuntiisa maxaad u malaynaysaa waxayna kordhinaysaa biyaha ninka.
raga biyabaxa ku yahr yahay ama biyahooda aan awood lahayn waxaa ku habboon inay xunaan ukunta malayga waayo waxay leedahay nafqo aan lasoo koobi karin oo u roon dareenka raga.
sidoo kale dadka ay siigada dishay oo geedka ka jilcay iyaguna waxay ka helaan awood badan guska ayay adeysaa ukunta kaluunka.

 

Cuntada Dunida Ugu Qaalisan

 

 

ما هي فوائد الفيتامينات التسعة الموجودة في بيض السمك؟

تسعة فيتامينات موجودة في بيض السمك

يوجد بيض السمك في العديد من الفيتامينات بما في ذلك فيتامين ب 1 فيتامين ب 2 فيتامين ب 2 فيتامين ب 3 فيتامين ب 6 فيتامين ب 6 فيتامين ب 12 فيتامين أ فيتامين أ فيتامين هـ فيتامين د فيتامين ك العديد من البوروتين والحديد العناصر الغذائية الأخرى مليئة بالمكونات.

بيض السمك هو واحد من الأطعمة الجيدة للرجال الأقل انتصابا.

الرجل الذي يأكل الطعام سيكون لديه الكثير من القوة وقوة لا حصر لها في متعة العلاقة

أفضل شيء يزيد من إثارة الرجل هو الأسماك كما هو معروف.
ما رأيك في بيضته و كذلك يزيد من إمدادات المياه للرجل.
يجب أن يكون الرجال الذين يقذفون أو الذين يعانون من عجز مياههم سيئين للبيض لأنه يحتوي على روح لا حصر لها جيدة لمشاعر الرجال.
أيضا الناس الذين ضعفوا بسبب العادة القبيحة وأصبحت أعضاؤهم ضعيفة يحصلون أيضا على المزيد من القوة من بيض الأسماك.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More