Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

Ilkaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha Ilaahay nagu mannaystay oo aan ku qabano howlo fara badan iyadoo ay kuu sii dheer tahay quruxda afka ay siinayaa, taas waxaa dareemi kara qofka

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta
Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

duqoobay oo afkiisa isku soo dumay marka ilkaha dhibaatooyin badan ayaa ku timaada waxaa ugu muhimsan xanuun joogto ah iyo moddbaad oo bubur u keenaya, marka maxaa keenaya, waxa ugu daran ilaha xanuunka u keena waa inuu qofka shaah kulul ama cunta kulul afka galiya isagoo wax qabow ka dabda geenaya, tusaale waqti qabow jira ayaad ka soo bixinaysaa macmacaan talaajada markaas ayaad ku cabbaysaa shaah ama kaxwo kulul, buskud ama xalwo ama keek, sidoo kale marka aad cunto wax macmacaan ka samaysan waxaa lagaa rabaa inaad ilkaha isla markii nadiifiso haddii kale gowsaha ayuu kaa galinayaa bumbuli waxay kaa noqonayaan madow gows xanuun ayaa kugu imaanaya.

waxa ugu fiican oo aad ilkahaaga ku ilaaliso waa cadayga mar kasta waa inaad iska nadiifisaa ilkaha.

 

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

Maxaa keena ilkaha daata

Teeth are among the things that Allah has bestowed upon us and we do a lot of work in addition to the beauty of the mouth that it gives you, this can be felt by the old person whose mouth has collapsed when the teeth have many problems. The most important thing is constant pain and pain that causes damage. When what causes it, the worst thing that causes the disease is that the person puts hot tea or hot food in the mouth while causing something cool, for example in the cold you take out the sweets from the tea and then you drink tea or hot tea, biscuits or cakes or cakes, also when you eat something made of sweets you are required to clean your teeth at the same time or else it will put you in the gums. It will be black and painful will come to you.

 

في الأسنان واللثة وتحليل قلعها وكيها وشدها بالسلاسل وغيرها والتأكل والتفتت والدود فيها وفيما ينبت لحم اللثة وفي الآكلة في اللثة وفي حفظ صحة الأسنان واللثة وفي أسنان الطفل وتسهيل نباتها وفي جلائها بالسنونات وما يجفف اللعاب السائل من أفواه الصبيان والرجال
فيما أظنه من كتاب حيلة البرء إذا غلب اليبس على الأسنان تفتت وانكسرت سريعا قال وتأكل الأسنان يكون من أخلاط حارة تنصب إليها.
الميامر وجع الأسنان يسكن بالتكميد والتخبيص على الأسنان واللحي.
الخامسة من الميامر قال جالينوس الأسنان ليست إنما تحس بالوجع فقط بل قد يعرض لها ضربان مثل الضربان العارض في اللحم إذا تورم وكثيرا ما يعرض الوجع في أصل العصبة التي تجيئه وفي اللثة ويتوهم أنه وجع الأسنان وليس حينئذ بالسن في نفسه وجع قال الوجع الذي يبقى في أثر قلع السن إنما هو من قبل الورم الحادث في العصبة التي تأتي أصلها والسبب في سكون الوجع عند لقع السن أن العصبة لا تتمدد حينئذ ولأن ما يجيئها ينفذ ويتحلل

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More