Dildillaaca bishimaha Chapped lips
Dadka ku nool dalalka qabowga ah waxay ka sheegtaan dildilaaca bishimaha kaas oo xanuun badan mararka qaarkooda dhiig ayaa ka yimaada, marka hore jirkaaga waa inuu u badnaado vitamiin C kaasna waxaad ka heli kartaa liinta dhanaan iyo yaanyada qudaarta guud ahaan waa inaad isticmaashaa, sidoo kale iska qari dabaysha xoogga badan , sidoo kale saliid qumbo waad marin kartaa, waxaa la helaa daawooyin loogu talagalay oo ka ilaalisa bishaha inay jeexjeexmaan.
dildilaaca bishimaha aad buu u xanuun badan yahay iska ilaali
تتعرض الشفاه في فصل الشتاة لمشاكل كثيرة
من أهمها الجفاف والتشقق وخاصة الذين يعيشون في بلاد الثلج والبرد ،
ويمكن أن يعود هذا إلى بعض نقص فيتامين c من الجسم
ويمكن معالجة ذلك بزين الجوز الهندي وإذا استفحل الأمر فعليك أن تزور الطبيب