Riyada biyaha laysku shubayo

Riyada:

ASC : Waxan Ku riyoday ayadoo aan la fadhiyo dad mid Ka mid ah ayaa biyo isku shubey asigoo dharkiisa xiran fadhiyona Anago dhama aan fadhino markan waydiiyay na waxu yiri hada ayay khalalaayaan biyahan oo quraxda aayaa AAD u kulul Anna waan isku shubey in yar anoo islaha hada ayay khalalayan.

Riyada biyaha laysku shubayo
Riyada biyaha laysku shubayo

Fasirka:

Riyada qofka biyaha korkiisa ku shubaya waxay tilmaamaysaa khayr iyo barako iyo dahaaro, biyaha waa molol biyaha waa dahaaro iyo naxariis iyo qabow, wax kaste nool biyo ayuu u baahan yahay biya la’aantooda ma noolaan karo, marka riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo barako inuu helayo qofka biyaha isku shubay.

Waliba waxaa kaloo ay tilmaamayaan biyaha qofka inuu ka caafimaadayo cuduro haday hayaan.

Riyada biyaha nadiifka ah

A dream in which a person pours water on himself indicates goodness, blessings, and protection. Water is a source of peace, water is a protection, kindness, and coldness. Every living thing needs water and cannot live without it. So the dream indicates goodness and blessings that the person who poured the water on himself will receive.
Water also indicates that a person will recover from any diseases they may have.

Leave a Reply