YouTube lacag sideen uga samayn karaa

Su’aasha:

Ma i shegi kartan si lacag looga helo YouTube dad badan ayan maqlay lacag ayay ka helan ma fahansani sida lacag loga helo meeqa aa laga heli kara .

YouTube lacag sideen uga samayn karaa
YouTube lacag sideen uga samayn karaa

Jawaabta:

YouTube qofka lacag wuu ka heli karaa, lacagta waxaa laga helaa xayeysiinta video ga aad galinayso waxaad ka halaysaa nisbo waxaa kala qaybsanaya adiga iyo shirkadda Google oo iska leh YouTube-ka.

Hadda waxaa shardi ah inaad hesho 12-da bilood ugu dambeysa 1000 subscribe iyo 4000 saacad daawasho ah, markaas waxaa la eegayaa kanaalkaaga inuu waafaqsan yahay shuruudaha u degsan YouTube ee lacagta lagaga heli karo kanaalka.

Marka lagu oggolaado inaad xayaysiis bilowdo waa inaad ka furataa isla gmailkaaga borogaraamka xayaysiinta Google AdSense waxaad ku xiraysaa accountiga lacagta laguusoo dhigayo, taas waxay ku xiran tahay dalka aad ku nooshahay iyo lacagta laga adeegsado. dad badan ayaa lac ka sameeyo, sida lacagta looga sameeyo aad bay u sahlan tahay.

waxyaalaha aad u marayso oo dhan waa free lacag ma aha.

Waxaa jira webyo kale lacag lagam sameyn karo halkaan ka gal:

 

Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

 

يمكن للمرء أن يكسب المال من يوتيوب ،
يتم جني الأموال من الإعلان عن مقطع الفيديو الذي تحمّله وستتم مشاركة الإسناد بينك وبين Google ، المالكة لموقع YouTube.
أنت الآن بحاجة إلى الحصول على 1000 مشترك و 4000 ساعة مشاهدة في آخر 12 شهرًا.
عندئذٍ سيتم اعتبار قناتك متوافقة مع معايير YouTube لتحقيق الدخل من القناة.
عندما يُسمح لك ببدء الإعلان ،
يجب عليك فتح gmail في برنامج Google AdSense الإعلاني وربطه بالحساب الذي سيتم الدفع فيه.
هذا يعتمد على البلد الذي تعيش فيه والعملة المستخدمة.
كثير من الناس يكسبون المال منه ، وكيفية كسب المال منه أمر سهل للغاية.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More