Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay xarfo la qoro laakin aan lagu dhawaaqin, xarfahaas waxaa ka mid ah xarafka (G),  marka uu ka hormaro shaqalka (I) sidoo kale markuu ka dambeeyo shibbanaha (N) markaas xarafka (G) waa la qarinayaa.

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska
Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska

Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyinka iyagoo af carabi iyo af soomaali loo tarjumay:

Enlish Dahawaaq Carabi  Somali
sign saain علامة calaamo / astaan
paradigm baaraadaaim نموذج tusaale
campaign kaambeyn حملة olole
consign konsaain يودّع sagootinaya
resign risaain يستقيل is casilaya
foreign foorin أجنبي shisheeye
assign asaain يعيّن magacaaabaya
align alaain يحاذي ku aaddan
feign feyn يختلق abuuranaya

 

Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska

 

 

Ka baro englishka webyada:

https://www.rong-chang.com/supereasy/

https://learnenglish.britishcouncil.org/online-english-level-test

https://www.englishspeak.com/ar/english-phrases?category_key=3

https://www.englishclub.com/vocabulary/phrasal-verbs-list.htm

English Grammar Lessons

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More