Xamdi Hiilhableed maxay ka dalbatay Soomaalida
Soomaalida waa dad ka dambeeya suugaanta, dhacdooyinka waxay jecel yihiin inay gabay ama geeraar ay ku xusaan, sidoo kale talooyinka inay ku
gudbiyaan gabayada noocyo kala duwan leh.
Abwaanad oo ah dumarka soomaaliyeed caanka ku ah gabayga, waxay usoo jeedisay soomaalida labo maanso oo ay u bixisay midda koowaad “mideynta umadda soomaaliyeed” midda labaadna “qaran doon”
waxaad ka daawan kartaa iyadoo ku luqaynaysa maansada halkan.
Abwaanad Xamdi cabdirsaaq Hiilhableed oo gabaygeeda si fiican ugu caddeysay waxa laga rabo soomaalida guud ahaan.
haweenka soomaaliyeed marka la eego kaalinta ay ka qaateen bulshada aad bay u weyn tahay.