Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta
Su’aasha:
Waxan ahay nin doob ah. Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta oo sii gelaya meel iftiin iyo nuur badan ka soo baxayo.
Fadlan ii turuma. Allah ha idin waafajiyee.
Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta
Jawaabta:
Waxaad heli doontaa nolol raaxo badan waadna guursan doontaa, riyada waa riyo khayr iyo bishaaro ah.
Tagged
Riyada Farxadda
,
Riyada Gabdhaha
,
Riyada Iftiinka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.