Weero af English aad loo adeegsado
Weeraha fudfudud waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu muhimsan marka luuqad la baranayo, luqad kaste waxaa laga bilaabayaa weedhaha fudud, halkan waxaad ka arkaysaa weero dadka aad iyo aad ay u adeegsadaan, marka waxaa la rabaa qofka inuu ku dadaallo habka loo kordhiyo luqada.
Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka u baahan in la dabagalo, waayo waa luqad si dhaqsi isu badasho mar kaste waxaa dhisma weero cusub.
English |
Somali |
be positive |
noqo qof |
be merciful |
noqo qof naxariis badan |
be humble |
noqo qof mutawaadic ah |
be simple |
noqo qof iska caadi ah |
be patient |
noqo qof sabar badan |
be honest |
noqo qof aamin ah |
be careful |
noqo qof digtoon |
be calm |
noqo qof degan |
It makes me happy |
wuu i farxad galinaa |
Let’s stay in touch |
aan isla xiriirno |
Nice to meet you |
waan ku faraxsanahay kulankaaga |
See you later |
mar kale ayaan ku arkaa |
I’m balled up |
waan isku qasanahay |
Things are looking up |
arrimaha way fiicanaan doonaan |
You’re one of a kind |
qof kula mid ah ma jiro |
Rest assured |
is qabooji ha isku dhibin |
That would be fine |
kaas wuu fiicaan doonaa |
That’s good for you |
waa kuu fiican yahay adiga |
I’m still waiting |
aniga wali waan sugayaa |
I’m not sure yet |
aniga wali ma hubi |
I would like to stay here |
waxaan jeclaan lahaa inaan halkan joogo |