Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Su’aasha:

Asc gudomiye : waxan Ku riyooday Dhul Buura ah oo doog ah iyo nin an garanaayo oo xaas leh iyo aniga iyo asaga oo aan tahriib Rabnay waxa dhacday Inuu asiga Ninkaasi Tago ana waxan islahaa xage u socda ninkan xaska leh xaakaso uur lahayd aniga waxan fiiriyay Saacada waxan arkay Inay noqotay Fiidki waxan is iri Ka joog oo safarkii ma aan galin kadib waxaan arkay meel Jid cade wayn ee buur ah Dadba Dhincaha Ka Marayeen ayaa Gaari Tarah ah ee Buurta soo koraayey uu Goostay Fariinka Asigoo Gadal u Taraaraxaaya Isla Markiiba Darawalkii ayaa gariga hore u soo Sheelareeyay oo Dadaalay oo Garigi so Saaray si Xoowli ah dalcadii aniga waan u sacbiyay Madaama uu Darawalkaas Dadaalay gaarigas Taraaga ah oo AAD u Rarnaa kadib waxan arkay Isla Garaagi oo hadana reverse loo kexeynayo si uu uga daba Tago Tarag kale oo Asna fariinka Gostay Misana Wuu Ka dab tagay oo Wuu joojiyay kadib waxan arkay dad Safar ah ee Ka yimid somalia oo cusub ana an leeyahay intiina INA kaxeeya aan rabay inaan Cunto ay cunaan u gado sida bariis iyo hilib riyadan maxay tahay walal.

Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay
Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Jawaabta:

WCS saaxiib riyada waxay tilmaamaysaa arrin halis ah oo dhib keeni karta waxaa lagaaga digayaa inaad faraha la gasho wax dhib keenaya, gaariga oo fariinka goostay waa dhacdo sigasho ah oo lagaaga digayo, iska ilaali inaad qaadato go’aan dhib kuu keeni kara, haddii aad rabto maalmahaan inaad arrin go’aan ka qaadato salaad istikhaaro tuko Alle baryi inuu ku waafajiyo tawfiiqda.

يشير الحلم إلى مشكلة خطيرة قد تسبب مشاكل ، فقد تم تحذيرك من التورط في شيء يسبب المشاكل ، اتخذ قرارًا بعد صلاة الاستخار وادعو الله أن يوفقك.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More