Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Cuncunka dabada waxaa lagu yiraahdaa afka english Anal itching (pruritus ani).

inta badan cudur astaan uma aha siyaabo badan ayaa keeni karta.

dadka ay qabsato dhibaatadan waxay gaarayaan %5.
Waxaa dhici karto xaaladaha qaar cuncunka futada inay ka

dhashaan cudurada maqaarka ku dhaco sida cudurka loo yaqaano

afka ingiriiska Psoriasis.

Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo
Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

cuncunkan wuxuu ka imaan karaa xiriirka galmada sida galmada

futada oo kale ama fareyska futada ama in farta dabada laga

galiyo naagta xiliga galmada ku socoto, taas waxaa ka imaan

karta cuncun mustaqbalka, fareynta siilka iyo dabada halka mar iyagana cudur ayay u keenaan siilka dumarka sidoo kale cuncun duleelka dabada.
sidoo kale cudurka sokorta wuxuu keeni karaa cuncunka dabada.
sidoo kale qofka marka uu si fiican u nadiifin waayo meesha

wareegga dabada oo kale, dadka qaarkii timo ayay futada ku

leeyihiin timahaas oo loo yaqaano shuunka futada, iyagana

haddaan layska nadiifinin ama la xiirin timahaas waxay keenayaan

cuncun daran oo nabro keeni karo haddii u bato.
sidoo kale qofka shubanka ku dhaco muddo  badan uu hayo meesha waxay ka

noqonaysaa meel aan adkaysan karin sidaas awgeed ma dhaqi karo

qofka, si weyn ayaa laga yaabaa inay fin uga soo baxo.
haddii cuncunka uu yahay mid joogto ah waxaa laga yaabaa inuu

kansar yahay,  waa inuu baro qofka sunaar ayaa lagu baaraa meesha ayaa la galiyaa, inkastoo meesha ay yar tahay inuu kansar ku dhaco.
mararka qaarkooda cuncunka wuxuu ka dhashaa arrin nafsi ah Psychosomatic english lagu dhahaa.
waxaa kaloo la sheegaa inuu mararka qaar uu ka dhasho saxarada oo usoo gudubto wareega dabada oo laaban taas ayaa dhalisa cuncunka qaarkii.

baabasiirka sidoo kale cuncun ayuu leeyahay siiba marka uu yahay mid cusub.
si kaste ha ahaato daawada cuncunka gadaal waa nadaafadda iyo baaritaanka haddii uu joogsan waayo cuncunka, naagta marka ay iska nadiifinayso waxaa la rabaa inay si fiican u daahiriso meesha, dumarka buuran  ayaa aad ugu daran nadaafadda halistan iyagaa u badan.

daawada inta aadan qaadanin waxaa lagaa rabaa inaad baarto  jirrada ku hayso

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Cuncunka dabada iyo idinyada
Cuncunka dabada iyo idinyada

 

What causes anal itching and how to treat it

What’s pruritus ani?

Anal itching is called in English Anal itching (pruritus ani).

It is usually not a symptom of a disease and can be caused by many things.

The number of people affected by this problem reaches 5%.

In some cases, anal itching can be caused by skin diseases such as the disease known

in English Psoriasis.

This itching can come from sexual intercourse such as anal sex or anal sex or from inserting a finger into the woman’s anus during sex, which can cause itching in the future, vaginal and anal intercourse while they also cause disease in the vagina of women as well as itching in the anus.

Diabetes can also cause anal itching.
Also, when a person does not clean the area around the anus properly, some people have hair in the anus, which is known as anal hair. If the hair is not cleaned or shaved, it can cause severe itching that can cause scars if it grows. Also, if a person has diarrhea for a long time, the area can become unbearable, so they cannot wash it. The person may develop a large pimple. If the itching is persistent, it may cancer, he should teach the person that a needle is inserted into the area, although the area is less likely to develop cancer.
Sometimes itching is caused by a psychological issue called Psychosomatic English.
It is also said that sometimes it is caused by feces and passes to the anal canal and bends, which causes some itching.

Hemorrhoids also have itching, especially when they are new.
In any case, the treatment for itching behind is hygiene and examination. If the itching does not stop, a woman is required to clean the area thoroughly when cleaning herself. Obese women are more at risk of this disease.

Before taking the medicine, you are required to examine the disease that you are suffering from.

Halkan ka daawo geedka sanamakiga oo caloosha nadiifiyo

Leave a Reply