Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah

Riyada:

Waxan ku riyooday gabar aan kala tagnay oo ilmaheeyga hoyadod ah oo aniga uur ii leh xamilana ah ana hada waxan leyahay xaas.

Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah
Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu nolol fiican ka heli doono xaaskiisa sidoo kale inay ilmo u dhali doonto, riyada waa riyo fiican, riyada waxaa kaloo lagu fasiri karaa inaad isku soo noqon doontaan naagta aad furtay oo ilmo kale ay kuu dhali doonto, guud ahaan riyada waxay xambaarsan tahay isbadal labiida idinla gudboon doona.

 

The dream indicates that the man will have a good life with his wife and that she will also bear him a child. The dream is a good dream. The dream can also be interpreted as meaning that you will reunite with the woman you divorced and she will bear you another child. In general, the dream carries a change that will occur between you both.

Leave a Reply