Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata

Su’aasha:

Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata waxaa hayay wado waxaana i horsocday wiil mudo hore iigu danbaysay isna safara lug ah sidayday gabdha waan xanbarsanaa ilaa 2 jir bayna ahayd xijaabna way qabtay wayna ila sheekaysanaysay waan socon bay ilahayd waxana lahaa markàn magalada u dhawaano ayaad socon hada waa dàlee markaa socadka way dashaybaan lahaa marka meel banimid gabdh aan qarabo nahay gurigeeda ayaan imano magalo barwaaqo ladhoho ayana noo muuqata marka aan gaari karaaci rabnay markaa boorsodayda ayaan waxaan ku dhex arkay cabaayad aan waligay quruxdeeda arag markaa waan farxay wana xidhay cid iigu ridayna magaranayo markà gabdhaan cunto siistay markaa wanbixi rabay.

Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata
Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa nolol wanaagsan inaad geli doonto, nolol barwaaqo ah, safarka waa isbadal kula soo gudboonaanaya inkastoo daal iyo dhib ay kuu soo hormarayaan laakin marka ugu dambaysa waad guulaysan doontaa meesha aad rabto waad gaaraysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More