Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan

Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan

Su’aasha:

Asc wll waxaan ahay gabar 19 jir ah waxaan jeclaaday wiil cad oo qurxoon oo diinta xiiseeya oo ku dhaqma oo balwad lahayn oo
Dumarka fiir fiirin oo xishood iyo aqlaaq leh oo cod kar ah oo geesi ah masha llaah
Lkn wiilkaas wax lacag ah mahaysto ayaa iga soo doontay aabahay aabahay wuu ii diiday ninkaas aniga naftaa i hayso futada saxarada way iga soo dhacdaa aflaamta xun ayaan daawadaa sidaan dabada wax wayn iskaga galinaayey ayaa sidaa noqday gabar markaan arko biyo cad ayaa iga soo daadanayaa waayahaan dambena waxaan arkay inaa gabdhaha quruxda badan u hamoonaayo
Wiil uma hamoonaayo lkn gabar si dhaqsi ah lkn wiilkaas markaas wax walba waan u sheegay lkn wuxuu i dhahay abaayo macaan aniga ku daawaynaayo aniga hamigaaga kuu soo celinaayo naagnimadaada kuu soo celinaayo lkn aabahay wiilkaas wuu diiday maxaa sameeyaa hamigaygana waa badan yahay aabahay ma saxan yahay mise waa qaldan yahay?
Dabadayda maxaa sidii hore kusoo celin karo wll mcn.

Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan
Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan

Jawaabta:

Marka laga hadlo dhanka diidmada aabbahaaga uu diidan yahay guurka, haddii wiilka uu fiican yahay adigana aad rabto aabbaahaaga waa inuu kuu oggolaadaa, faqriga iyo lacag la’aanta wa sii jiraayo ma aha,  waxaana fiican in aad guursato asoo aabbahaaga raalli kaaga ah, maxaayeelay guurka hadduusan raalli ka ahayn wuxuu noqonayaa mid ku dhisan nacayb iyo dagaal taasna adiga dan kuguma jirto xagga raaxada mustaqbalka.

Marka midda kale dhibka ku haysta oo ah in saxarada aadan ceshan karin middaas waxay ka dhalatay waxyaalaha aad dabada iska galisay waxaa laga yaabaa inay dabada kaa weynaatay.

Waana qalad waxa aad samaysay waxaa loo yaqaanaa siigada dibada, waliba dhibka nafsiga ay leedahay gabadhii u barato gadaal ayay rabtaa ninka inuu uga tago waad og tahay dhibka ay leedahay futada marka qofka lagaga tagayo xagga diinta iyo caafimaadkaba.

Marka haddaad rabto inay sideeda kusoo laabato falkaas jooji marka hore, muddo kaddib sideedi hore ayay kusoo laabanaysaa, dabacsanaanta waxa u keenay waa waxa aad galinayso.

Dumarka galmada dabada sameeya iyagana dhibkaas ayaa ku dhaco siiba marka awood loo isticmaalo.

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

When it comes to the rejection of your father’s refusal to marry, if the son is good and you want your father, he must allow it to you, poverty and lack of money will not continue, and it is better to marry your father who is pleased with you, because if the marriage is not approved, it will be based on hatred and war and this is not in your interest in the future pleasure.

When the other one is having the problem that you can’t keep the stool that one is caused by the things you put in your tail it may have gotten bigger than your tail.

It is a mistake what you have done is called the outside masturbation, also the psychological problem that the girl who learns afterwards wants the man to leave you know the problem of the foot when the person is left in terms of religion and health.

When if you want her to return to that act, stop it first, after a while she will return to the first act, the flexibility that has brought her is what you are putting in.

Women who have anal sex also suffer from this problem when power is used.

 

قال رجل لخاطب ابغني امرأة لا تؤنس جارا ولا توهن دارا وتثقب نارا يريد لا تدخل على الجيران ولا يدخل عليها الجيران ولا تغري بينهم بالشر وفي نحو هذا يقول الشاعر من الأوانس مثل الشمس لم يرها في ساحة الدار لا بعل ولا جار وقال الأعشى لم تمش ميلا ولم تركب على جمل ولا ترى الشمس إلا دونها الكلل وقال آخر ابغني امرأة بيضاء مديدة فرعاء جعدة تقوم فلا يصيب قميصها منها إلا مشاشة منكبيها وحلمتي ثدييها ورانفتي أليتيها وقال الشاعر أبت الروادف والثدي لقمصها مس البطون وأن تمس ظهورا وإذا الرياح مع العشي تناوحت نبهن حاسدة وهجن غيورا إذا انبطحت فوقي الأثافي رفعنها بثديين في نحر عريض وكعثب ونظر عمران بن حطان إلى امرأته وكانت من أجمل النساء وكان من أقبح الرجال فقال إني وإياك في الجنة إن شاء الله قالت له كيف ذاك قال إني أعطيت مثلك فشكرت وأعطيت مثلي فصبرت

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More