Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Su’aasha:

kacsiga habeenkii aan guska damin wax shahwana ma damemo markan soo kaco waxan arkaa gsuka ooi tagan sida wax kawaabyo hayso oo kale arintaa habeeno badan ayan isku arkaa kacsigas cusur miyaa sidee loo daweyn karaa.

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii
Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Jawaabta:

Kacsiga noocaas ah wuxuu ku dhacaa dadka hadda soo qaangaaray da’da u dhexysa 14 ilaa 19 oo kale, laakin haddii kacsigaas uu dhaafo 4 saac wax ka badan qofka waa in dhakhtar loo bandhigaa si loo eego dhibka haysta.
Guud ahaan waxaad ku dejin kartaa inaad soonto oo aad iska yaryso cuntada badan aad qaadanayso, sidoo kale inaad isku mashquuliso wax fiican oo aad ka faa’idaysan kartid, sida waxbarsho ama buug inaad akhriso iwm.

 

Siigada qofka aydhis ma u keentaa

 

Such arousal occurs in people who are now adults between the ages of 14 and 19, but if that erection exceeds 4 hours longer than the person should be presented to a doctor to see the problem.
Generally you can set about fasting and reducing the amount of food you are taking, as well as engaging yourself in something nice that you can benefit from, such as studying or reading a book etc.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More